Somalia: Raysal-wasaare Rooble oo la kulmay Agaasimaha Cusub ee NISA iyo Wararkii u dambeeyey ee Xiisadda Kiiska Ikraan Tahliil
Muqdisho (SLpost)- Raysal-wasaaraha Soomaaliya Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan la qaatay Taliye uu si ku-meelgaadh ah ugu magacaabay hay’adda...
Dowladda Kenya oo Magacowday Dibloomaasiyiinta Safaaraddooda Somaliland
Nairobi (SLpost)- Dowladda Kenya, ayaa soo magacowday dibloomaasiyiin hoggaamin doona Xafiis diblomaasiyeed oo Dalkaasi ku yeelanayo Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kaas oo la filayo...
Odayaasha Dhaqanka Hawiye oo taageeray Go’aanka R/wasaare Rooble, Diginiina u firay Farmaajo
Muqdisho (SLpost)- Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Hawiye, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay ku taageereen go'aanka uu raysal-wasaaraha Soomaaliya shaqada...
Madaxweynaha Waqtigiisu dhammaaday waxaan uga digayaa inuu hor-istaago caddaaladda loo raadinayo gabadhayda” – Hooyada Dhashay Ikraan Tahliil
Muqdisho (SLpost)- Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax oo lagu la’yahay gacanta Hay’adda sirdoonka Soomaaliya ee NISA, ayaa ka hadashay...
“Somaliland waxa laga xoreeyey dibadda, maanta waxa laga duminayaa Dibadda oo…”- Eng Faysal Cali Waraabe
London (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo hadal ka jeediyey munaasibad ay magaalada London ku qabsadeen Isbahaysiga Mucaaradka...
“Jabuuti 100% kuma qanacsana maalgashiga DP World ee Dekedda Berbera” – Maayarka Berbera
Hargeysa (SLpost)- Dekedda Caalamiga ah ee Berbera, ayaa isku diyaarinaysa sidii ay u soo ceshan lahayd Xiisiihii Ganacsi ee Dunidu qabtay wakhtiyada qaar, ka...
Muwaadin ka Dhiidhiyey Dhalan-rogga Taalooyinka Hargeysa oo uu Hal-abuurkooda sheegtay
Hargeysa (SLpost)- Maxamed Axmed Cali Shiil (Nairobi) oo ah muwaadin u dhashay Somaliland kana mid ah Dhalinyarada Hargeysa, ayaa ka hadlay isbeddelka iyo dib-u-habaynta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

