Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Hargeysa oo laga furay Xarun Qaabilsan Nafaqeynta Dadka la nool Xannuunada Macaanka, Dhiig-karka iyo Hooyada Uurka Leh

Hargeysa (SLpost)- Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland, waxa maanta lagu daah-furay Xarun Cusub oo ka shaqayn doonta Daryeelka Caafimaad Dadka, taas oo si...

Xogo ku saabsan Qaxoonti reer Afghanistan ah oo Maraykanka iyo UAE u soo daad-gurayn Rabaan Somaliland

Somaliland ayaa la sheegay inay aqbashay in si ku meel gaadh ah dhulkeeda u dejiso dhawr kun oo lagu sheegay in ay yihiin qoxooti...

Super Transportation and Logistics: Shirkad Adeegyo Casri ah ku soo Kordhisay Socdaalka Gaadiidka oo Hargeysa lagu Daah-furay

Hargeysa (SLpost)- Super Transportation and Logistics oo ah shirkad cusub oo nidaam casri ah ku soo kordhisay Adeegyada Socdaalka iyo qaadista Alaabooyinka ee isaga...

Boodhari Mills oo si Rasmi ah u Bilowday Wax-soo-saarka – Photo News

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ayaa xadhigga ka jaray furitaanka Wershadda Daqiiqda iyo Calafka Xoolaha ee Boodhari Mills oo si rasmi ah u bilowday wax-soo saarkeeda,...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Xadhigga ka jaray Wershadda Boodhari Mills

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ayaa maanta xadhigga ka jaray furitaanka Wershadda Daqiiqda iyo Calafka Xoolaha ee Boodhari Mills oo si rasmi ah u...

Madaxweynaha Jabuuti oo Qaabilay Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa Md. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxa uu maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaan Barkhad Batuun oo ka mida...

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay Khatarta Baraha Bulshada

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Saleebaan Cali Koore, ayaa ugu baaqay shacabka reer Somaliland inaanay rumeysan waxa lagu soo qoro...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img