“Wax ka fiican waxaanu hayno inaad keentaan baanu idinku dhiirinaynaa” – Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Guushii Mucaaradku ka gaadheen Doorashada
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa hadlay guushii ay xisbiyada Mucaaradku ka gaadheen Doorashadii Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada iyo guusha ay...
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddii 18aad oo ka baxda Jaamacadda Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qeyb-galay Xafladda Qalin-jabinta dufcadii 18aad ee Jaamacada Hagreysa oo ay ka qalin-jabiyeen...
Fadeexad ka dhalatay heshiis laalush ah oo Guddoomiyaha Hay’adda Caymiska Somaliland la galay Gud. Iskaashatada Gaadiidka Towfiiq
Hargeysa (SLpost)- Waxa Warbaahinta Somaliland heshay warqad sir ah oo uu Guddoomiyaha Hay’adda Caymiska Qaranka Somaliland Saleeban Cawad Cali Bukhaari lacag laaluush ah ugu...
Yaa Sameeyey Ama Hal Abuuray Calanka Beesha Sheekhaash (Sheekaal)?
Damaashaadyo iyo rayn rayn aan kala go'lahayn ayaa ka socda daafadaha dunida, kuwaas oo lagu soo dhaweynayo callanka beel weynta Soomaaliyeed ee Sheekhaash (...
Beesha Caalamka oo war Dhiilo Xambaarsan ka soo saaray Khilaafka Madaxweynaha iyo Raysal-wasaaraha Soomaaliya
Muqdisho (SLpost)- Saaxiibbada Beesha Caalamka ee taageera ammaanka iyo dowladimada Soomaaliya, ayaa maanta si wada-jira ah u soo saaray war-murtiyeed dhiillo xambaarsan oo ku...
Djibouti: Diyaaraddii Siddey Fahad Yaasiin oo Dib ugu Laabatay Dalka Turkiga
Djibouti (SLpost)- Diyaaradda Turkish Airlines oo uu Saarnaa la-taliyaha amniga Madaxweynaha Soomaaliya, Fahad Yaasiin iyo xubno kale ayaa goor dhowayd ka duushay garoonka diyaaradaha...
Wefti DDSI uga yimi Aaskii Qaran ee Suldaan Cumar Oo lagu maamuusay hadhimo-sharafeed Sagootin ah
"Deegaanada Soomaalida dhaqanku udub dhexaad ayuu u yaha…” Wasiir Cabdisalaan Yuusuf Oo Ka Socday Dawlad Deegaanka Soomaalida Hargeysa (SLpost)- Wefti ka socda Dowlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

