HomeDjibouti: Diyaaraddii Siddey Fahad Yaasiin oo Dib ugu Laabatay Dalka Turkiga

Djibouti: Diyaaraddii Siddey Fahad Yaasiin oo Dib ugu Laabatay Dalka Turkiga

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Djibouti (SLpost)- Diyaaradda Turkish Airlines oo uu Saarnaa la-taliyaha amniga Madaxweynaha Soomaaliya, Fahad Yaasiin iyo xubno kale ayaa goor dhowayd ka duushay garoonka diyaaradaha ee magaalada Jabuuti oo ay fadhiday muddo saacado ah kaddib amar ka soo baxay dowladda Jabuuti

blankSida aanu ka soo xigannay mareegta raad-raaca duullimaayada Diyaaradaha ee FlightRadar, Diyaaradda oo sumacadda duullimaadkeedu ahaa TK687, ayaa maqribkii ka duushay magaalada Djibouti iyada oo kusii jeedda magaalada Istanbul oo ay markii hore ka timid.

Dib-u-noqoshada duulimaadka Turkish Airlines Flight TK687, ayaa timid saacado kadib markii dowladda Jabuuti ay sheegtay in diyaaraddaas ay ku laaban doonto Istanbul.

“Dhammaan rakaabka saaran duulimaadkii Turkish Airlines ee Muqdisho waxay ku laaban doonaan Istanbul, si ay usoo raacaan duulimaad kale oo ku wajahan Muqdisho,” sidaas waxa galabta sheegay Wasiirka Arrimaha Dibedda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf

Duullimaadka Diyaaradda oo ku wejahnaa magaalada Muqdisho, ayaan la garanayn sababta ay duulimaadkeeda u sii wadan wayday, waxaana layska weydiinayaa su’aalo badan.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in sababta aanay maanta Jabuuti uga soo bixin diyaaradda Turkish Airlines tahay cilad farsamo sida ay u sheegtay shirkadda Turkish Airlines.

Haseyeeshee, warar ay warbaahintu heshay ayaa sheegaya in hay’adaha ammaanka Soomaaliya ay ku amreen diyaaradaha caalamiga ah inaanay Muqdisho keeni karin agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin oo lagu tuhunsan yahay inuu wax badan ka ogyahay dilka Ikraan Tahliil Faarax oo ka tirsanayd sirdoonka Soomaaliya.

Lama oga in Fahad Yaasiin dib u raacay Diyaaradda Turkish Airways iyo inuu ku jiro Gacanta ciidamada Jabuuti oo la sheegay inay kala soo dageen diyaaradda. Warar kale ayaa sheegayay in Booliska Caalamiga ah ee Interpol ay ak dambaysay sababta Fahad Yaasiin diyaaradda loogala dagay.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories