Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Beesha Caalamka oo War ka soo saaray Doorashooyinka Somaliland iyo Talooyin ay soo jeediyeen

  Waxa ay xukuumadda Somaliland ku bogaadiyeen sida ay uga Go'antay hirgelinta Doorasho Xilligeeda ku qabsoonta iyo Bixinta Kharashka ku baxaya intiisa Badan London (SLpost)- Saaxiibbada...

Wararkii u dambeeyey xaaladda magaalada Buuhoodle oo Cakiran iyo Dedaallada Madax-dhaqameed ku qul-qulaya

  Hargeysa (SLpost)- Magaalada Buuuhoodle ee Xarunta Gobolkaasi, ayaa waxa habeen hore lagu dilay Nin la sheegay inuu ahaa Ganacsade, halka nin kalena lagu dhaawacay. Dilka...

Ujeeddada Kulan Dhexmaray Wasiirka Maaliyadda iyo Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo Degmooyinka Dalka

  Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ayaa kulan la yeeshay guddoomiyeyaasha gobollada iyo Maayarada dalka oo socdaal ku jooga Hargeysa kaddib markii uu shalay...

Ethiopia: Dhismeyaal hay’adda NRC ku leedahay gobolka Tigray oo la burburay iyo Qaylo-dhaan laga Diray

  Addis Ababa (SLpost)- Dhismeyaal ay leedahay hay’adda gargaarka ee NRC, ayaa ka mid ah xarumo dhowr ah oo burbur laxaad leh ka soo gaadhay...

Nairobi: Arrimaha lagaga hadlay Shir Caalami ah oo Somaliland lagu marti-qaaday

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ee Somaliland Xasan Gaafaadhi ayaa ka warbixiyay shir ay dhawaan dalka Kenya kaga qayb galeen isaga iyo wasiirka...

Wasiirka Horumarinta Maaliyadda oo Daah-furay Adeeg lagu soo kordhiyey Nidaamka Cashuur-bixinta Casriga ah

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda horumarinta maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa daah-furay adeeg dhanka cashuur bixinta ah oo ay iska kaashadeen wasaaradda maaliyadda...

Madaxweyne Biixi oo Shir la qaatay Badhasaabbada iyo Maayarrada Dalka iyo Arrimaha uu kala hadlay

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan loogu diyaargaroobayo, laguna dardargelinayo doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee badhtamaha sannadkan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img