HomeNairobi: Arrimaha lagaga hadlay Shir Caalami ah oo Somaliland lagu marti-qaaday

Nairobi: Arrimaha lagaga hadlay Shir Caalami ah oo Somaliland lagu marti-qaaday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ee Somaliland Xasan Gaafaadhi ayaa ka warbixiyay shir ay dhawaan dalka Kenya kaga qayb galeen isaga iyo wasiirka Horumarinta maaliyadda Somaliland.

Wasiir Xasan Maxamed Gaafaadhi waxa uu sheegay in shirkaasi ay ka qayb galeen safiirro ka socday waddamada beesha caalamka, Haayadaha caalamiga ah qaarkood iyo kuwa qaadhaan bixiyeyayaaha ah.

Wasiirku waxa uu ujeedadda shirkaasi ay kaga qayb galeen ku tilmaamay inuu qayb ka ahaa shirarka ay la yeeshaan hay’adaha iyo dalalka qaadhaan bixiyeyaasha, isagoo xusay in shirkaasi lagaga wadahadlayay kaalmooyinka ay hay;aduhu siiyaan Somaliland iyo saamaynta dhaqaale ee uu sababay xanuunka saf-marka ah ee Covid19, gaar ahaana wadamada uu marka horeba dhaqaalahoodu hooseeyay oo ay Somaliland na ka mid tahay.

Md Xasan Gaafaadhi ayaa arrintan kaga hadlay shir-jaraa’id uu ku qabtay magaalada Hargeysa.

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories