Ugaas Bashiir Cabdi Cabdilaahi oo ka hadlay doorashada la muddeeyey iyo Saamiga Kuraasta Goleyaasha
Hargeysa (SLPost)-Ugaas bashiir cabdicabdilaahi oo kamida madax dhaqameedka somaliland ee ku dhaqan Dalka maraykan ayaa ka Hadley u diyaargawga doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka oo...
“Caqliga 57 nin oo u Shaqo-tagay Isku haysta, ayaynu barigii ku darsannay oo..” Guddomiye Faysal oo ka hadlay Fashilka Shirkii Dhuusamareeb
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay fashilka ku yimi heshiis laga gaadho khilaafka ka taagan...
Haddii ay Somaliland Kula Dhuuqi Karto Sierra Leone Furaha Internetka (Internet Domain), Sidoo Kalena Ha Kula Dhuuqdo Furaha Taleefanka (Country Code) Iyo Heesta Qaranka...
Wixii aad mashaqaaba wixii kale ka daran oo waxaad is odhanyasaa ma adigaa waalan mise Caddan baa laga heesayaa? Waa meel soke Caddaniye waxaad...
Qaramada Midoobay oo ka marag-kacay Muhiimadda Somaliland u leedahay Gobolka Geeska Afrika
Hargeysa (SLpost)- Qaramada Midoobay ayaa soo bandhigtay muhiimadda ay Somaliland u leedahay mandaqadda Geeska Afrika iyo Hawl-gallada gargaarka bani’aadamnimo ee hay’adaha Qaramada Midoobay ka...
Xukuumadda Somaliland oo dib u furtay Seeraha Banka Aroori oo in muddo ah Xidhnaa
Hargeysa (SLpost)- Maamulka gobolka Togdheer iyo ka degmada Burco ayaa maanta shaaciyey in Seeraha Banka Aroori oo hore u xidhnaa loo fasaxay xoolaha in...
Ergayga QM oo War ka soo saaray Kulamo uu la Qaatay M/weyne Muuse Biixi, Guddiga Doorashooyinka iyo Ururrada Bulshada
Hargeysa (SLpost)- Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaalida Danjire James Swan oo socdaal laba maalmood qaatay ku...
Madaxweynaha Somaliland oo Go’aamiyey Dhaqan-galka Wakhtiga Rasmiga ah ee Qabsoomidda Doorashada
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland, ayaa wareegto uu maanta soo saaray si rasmi ah ugu dhaqan-geliyey muddada loo cayimay qabsoomidda doorashada Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

