Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Somaliland: Kor-u-kaca Qiimaha Shidaalka iyo Aamusnaanta Xukuumadda

  Hargeysa (SLpost)- Waxa maalmihii u dambeeyey Qiimo-kac isa soo tarayey laga dareemayey Qiimaha Shidaalka guud ahaan gobollada Jamhuuriyadda Somaliland taasi oo keentay in shacabku...

Dowladda UK oo Dhimaysa gargaarka ay siiso Soomaaliya iyo Cusbitaallo ku tiirsan oo Xidhmaya

  London (SLpost)- Dowladda Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa hoos u dhigaysa xaddiga maaliyadeed ee ay ku maalgelisho hay'adaha gargaarka ee ka hawl-gala gudaha Soomaaliya...

Natiijada ka soo baxday Tartan loo qabtay 20 Shirkadood oo ku tartamay Laba Mashruuc oo Xukuumadda loo fulinayo

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey magacyada shirkado ku guulaystay mashaariic kala duwan oo xukuumaddu ka fulinayso dalka, kuwaas oo ay...

Maamulaha Guud ee Dugsiyada Nuuradiin oo Ka Warbixiyey Dhacdadii maanta ee Dugsiga sare iyo Khasaaraha soo gaadhay

  Hargeysa (SLpost)- Maamulaha Guud ee Dugsiyada Nuuradiin, ayaa faahfaahin ka bixiyey qaabkii ay wax uga dhaceen qaybta Wiilashada ee Dugsiga Sare ee magaalada Hargeysa...

Somaliland: Beeraleyda dalka oo loo qaybinayo Siidh Waddani iyo Digniin Xukuumaddu kaga dhawaajisay

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Somaliland Md Axmed Muumin Seed, ayaa daboolka ka qaaday hirgelinta qorshe wasaaraddiisa oo kaashanaysa hay'adaha caalamiga ah...

Somaliland iyo Taiwan oo heshiis hor leh kala saxeexday iyo Muhiimadda uu leeyahay

  Hargeysa (SLpost)- Dowladda Taiwan ayaa Jamhuuriyadda Somaliland ka taageeraysa hirgelinta nidaamyo casri ah oo ay ku shaqeeyaan xogahana isku weydaarsadaan hay'adaha kala duwan ee...

Afhayeenkii Madaxweynaha Somaliland oo Xilka Iska casilay

  Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaas, waxaanu ujeeddada uu shaqada uga tagay ku sababeeyey kaddib markii uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img