HomeSomaliland: Kor-u-kaca Qiimaha Shidaalka iyo Aamusnaanta Xukuumadda

Somaliland: Kor-u-kaca Qiimaha Shidaalka iyo Aamusnaanta Xukuumadda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Waxa maalmihii u dambeeyey Qiimo-kac isa soo tarayey laga dareemayey Qiimaha Shidaalka guud ahaan gobollada Jamhuuriyadda Somaliland taasi oo keentay in shacabku qaylo-dhaan xooggan ka muujiyaan.

Bulshada gadiidlayda gaar ahaan basaska oo qayb ka weyn ka isu-socodka gobollada iyo magaaloyinka gudahooda ayaa sheegay in gacansatada keena shidaalka ay ku tacadiyaan shacabweynaha jamhuuriyadda Somaliland

blank”Tanaggii shidaalka ahaa ee marayey 78,000 kun oo Somaliland Shilin maanta waa 115,000 majiro doolar kacay , majirto cashuur shidaalka lagu kordhiyay , majiro shidaal dunida ka kacay, haddana maalinba maalinta ka dambeysa shidaalkii shirkaduhu way nagusii kicinayaan” ayuu yidhi mid ka mid ah Is-kaashatada basaska Hargeysa oo walaac ka muujiyay qiimo korodh ku yimi shidaalkii , iyaga oo ku baaqay in danyarta intaan lagu kordhin loo tudho.

Shacabka ayaa Dawan u sheegay in ganacsatada Shidaalka ee dalku u heshiiyeen bulshada reer Somaliland oo ay kooto u xidhan ka dhigteen qiimaha iibka ee shidaalka dalka soo gala, waxa kale oo ay sheegeen in heshiis ku yihiin inay dalka u iib keenaan shidaalka ugu tayada hooseeya, si aanay xagga qiimaha u kala duwanaan markay soo iibsanayaan, si ay qiimo isku mid ah ugu wada iibin karaan marka uu soo gaadho kaalmahooda shidaalka.

wasaaradda ganacsiga ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa iyana aamusnaan kaga jawaabtay, isla markaana aan ka hadal in ay jiraan dedaalo iyo wax tallaabo ah oo gaadiidku ku heli karaan shidaal jaban.

Qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliland ayaa wasaaradda ganacsiga ku dhaliilay gaabis ku yimid gudashada waajibeedka shaqo ee helida iyo tayeynta shidaalka noocyadiisa kala duwan.

@Wargeyska Dawan

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories