HomeNatiijada ka soo baxday Tartan loo qabtay 20 Shirkadood oo ku tartamay...

Natiijada ka soo baxday Tartan loo qabtay 20 Shirkadood oo ku tartamay Laba Mashruuc oo Xukuumadda loo fulinayo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey magacyada shirkado ku guulaystay mashaariic kala duwan oo xukuumaddu ka fulinayso dalka, kuwaas oo ay ku tartameen 20 shirkadood.

Mashaariicda lagu tartamay ayaa kala ah Dhaam-biyood laga qodayo degmada Sabawanaag ee gobolka Maroodijeex iyo Timir loo keenayo Ciidanka Qaranka.

blankNatiijada tartanka loo galay Qandaraaska labada Mashruuc oo Guddigu hore u baahiyeen, ayaa lagu shaaciyey kulan ku qabsoomay xarunta Guddiga Qandaraasyada halkaas oo ay goob-joog ka ahaayeen Xubnaha Guddiga, Wakiillo ka socday shirkadaha tartanka ka qayb-galay iyo masuuliyiinta hay’adaha Dowladda ee mashaariicda loo fulinayo.

Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen oo halkaas ka hadlay, ayaa sheegay in mashruuca Dhaam-biyoodka laga hirgelinayo degmada Sabawanaag ay ku guulaystay shirkad lagu magacaabo Tawakal Construction, halka mashruuca Timirta loo keenayo Ciidanka ay ku guulaystay shirkad lagu magacaabo Kaarshe Company.

Gudoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranku waxa uu shirkadaha ku guuleystay qandaraasyada u soo jeediyay inay si hufan u fuliyaan una hirgaliyaan mashaariicda.

Qaar ka mid ah masuuliyiinta shirkadihii ku tartamay mashaariicda oo madasha ka hadlay, ayaa sheegay inay ku qanacsan yihiin natiijada ka soo baxday tartanka loo qabtay isla markaana ay kalsooni ku qabaan, waxaanay bogaadiyeen shirkadaha ku guuleystay hirgelinta labada mashruuc.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

Somalilandpost.net
contact@somalilandpot.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories