Somaliland: A Miracle on the Horn of Africa
Somaliland has managed what neighboring Somalia has failed to do for years: It has established peace and stability and successfully driven out terrorism. And...
Wakhtiga loo muddeeyey Is-casilaadda Shaqaalaha Dowladda ee Murashaxiinta ah oo dhammaaday iyo Komishanka oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa qoraal uu soo saaray ku caddeeeyey in muddada sharcigu u banneeyey inay isku casilaan dadka shaqaalaha dowladda ah...
Hanti-dhowrka Qaranka oo Baadhis ka bilaabay Wasaaradda Maaliyadda Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka JSL ayaa Baadhis ka Bilaabay Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland iyo Laamaheeda kala duwan. Baadhistan ayaa ka kooban Saddexda...
Hargeysa: 20 Shirkadood oo ku tartamaya Mashaariic Loo fulinayo Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ayas maanta daah-furay tartan loo galayo mashaariic kala duwan oo loo fulinayo hay'adaha dowladda. Mashaariicda oo ay ku tartamayaan 20...
Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi oo Kafaalo-qaadday Kharashka Deebaajiga Murashaxiinta Beelaha La-Hayb sooco iyo Haweenka ee Saddexda Xisbi Qaran
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Sonaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa goaamiyey in xukuumaddiisu dusha u ridato bixinta kharashka Deebaajiga ee haweenka iyo Beelaha Gabooye ee...
Jabuuti, Imaaraadka iyo dalalka Isbahaysiga Khaliijka oo taageeray Jawaabta Sucuudigu ka bixiyey warbixinta dilkii Jamaal Khashoggi
London (SLpost)- Dalalka Jamhuuriyadda Jabuuti, Imaaraadka Carabta iyo qaar ka mid ah dalalka ay xulafada yihiin ee Khaliijka Carabta, ayaa taageeray mowqifka dowladda Sucuudigu...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Kulan la qaatay Madaxa hay’adda Interpeace ee Bariga Afrika
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed oo uu wehelinayay la taliyaha Maxkamadda Sare Dayib Muxumed Nuur, ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

