HomeDowladda UK oo Dhimaysa gargaarka ay siiso Soomaaliya iyo Cusbitaallo ku tiirsan...

Dowladda UK oo Dhimaysa gargaarka ay siiso Soomaaliya iyo Cusbitaallo ku tiirsan oo Xidhmaya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

London (SLpost)- Dowladda Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa hoos u dhigaysa xaddiga maaliyadeed ee ay ku maalgelisho hay’adaha gargaarka ee ka hawl-gala gudaha Soomaaliya oo si adag uga digay saamayn taban oo ka dhalan-karta.

Sida uu qoray Wargeyska The Guardian, Hay’adaha gargaarka ee ka diiwaangashan UK, ayaa lagu wargeliyey inay joojiyaan gargaarka ay u fidiyaan goobaha caafimaadka ee dalka Soomaaliya, halkaas oo ay ku taageeraan in ku dhow 2,000 oo haween iyo carruur isugu jira oo gargaarkood u tiirsan bil kasta.

blankWarku waxa uu intaas ku daray in tallaabadani ka dambeysay ka dib markii ay 0.7% hoos u dhacday miisaaniyadda loo qoondeeyey gargaarka, waxaana hay’adaha lagu war-geliyey in 40% la dhimi doono maalgelinta ay ka helaan dowladda.

Agaasimaha Bariga Afrika ee hay’adda Action Against Hunger, Hajir Maalim, ayaa shaaciyay in lagu war-galiyay inaanay soo bandhigin wax balkan-qaadyo maaliyadeed ah.

“Waxaan waajaheynaa halis kale ee cunno yaraan xilli uu si xawli ah u sii fidayo Covid-19. Qorshuhu wuxuu u egyahay inay is-dhimaan 40% taakuladii dawladda, taasina waxay ka dhigan tahay in albaabada loo laabayo goobaha caafimaadka ee Muqdisho,” Sidaa waxa yidhi Haajir Maalim.

Boqortooyada Midowday (UK) ayaa ah dalka labaad ee gargaarka ugu badan siiya hay’adaha ka hawl-gala Soomaaliya, iyagoo sannadkii 2019-kii ku bixiyey qaadhaan-bixin gaadhaysa $205 milyan.

Sidoo kale, UK ayaa toddobaadkan ku dhawaaqay inay boqolkiiba 50 yaraynayaan barnaamijka gargaarka ee ay ku taageeraan dalka Yemen, inkasta oo Qaramada Midoobay ay ka digtay macaluul ka jirtaa dalkaas oo dagaallo-sokeeye halligeen.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories