HomeMaamulaha Guud ee Dugsiyada Nuuradiin oo Ka Warbixiyey Dhacdadii maanta ee Dugsiga...

Maamulaha Guud ee Dugsiyada Nuuradiin oo Ka Warbixiyey Dhacdadii maanta ee Dugsiga sare iyo Khasaaraha soo gaadhay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Maamulaha Guud ee Dugsiyada Nuuradiin, ayaa faahfaahin ka bixiyey qaabkii ay wax uga dhaceen qaybta Wiilashada ee Dugsiga Sare ee magaalada Hargeysa iyo khasaaraha la gaadhsiiyey dhismaha iyo Agabka dugsiga.

blankMaamulaha Guud ee Dugsiyada Nuuradiin Xaaji Mahad Ibraahim Maxamed oo ay weheliyaan Maamuleyaasha dugsiyada iyo Guddoomiyaha dalladda Waxbarashada Gaarka loo leeyahay ee Al-Fajri Cabdiraxmaan Ismaaciil, ayaa gelinkii dambe ee maanta warbaahinta la hadlay, waxaanu si faahfaahsan oga warramay qaabka ay maanta wax uga dhaceen Dugsiga sare ee Nuuradiin qaybtiisa wiilashada oo ku yaalla xaafadda Jigjiga yar ee magaalada Hargeysa.

 

Guddoomiye Mahad Ibraahim waxa uu ayaan-darro saamaynteedu bulshadu wada-gaadhayso ku tilmaamay waxyeellada iyo burburka ardaydu u geysatay dugsiga, waxaanu sheegay in baadhitaan lagu samayn doono dhacdadan iyo cid kasta oo ka dambaysay ama ku lahayd.

Warkan oo faahaahsan iyo Hadallada Maamulaha Guud ee Nuuradiin Schools iyo Masuuliyiinta Dalladda Waxbarashada ee Al-Fajri kaga bogo oo ka daawo Muuqaalka Hoose oo soo bandhigaya xaddiga khasaaraha soo gaadhay dugsiga.

 

Dhacdadan ayaa timi kaddib markii Qaybta Wiilasha ee Dugsiga Sare ee Nuuradiin qaybtiisa Jigjiga ay bannaan-bax khasaare maaliyadeed sababay sameeyeen ardayda dugsigaas qaarkood, kuwaas oo sida la sheegay ka soo horjeestay go’aan maamulka dugsigu ku eryey mid ka mid ah ardayda oo sida la sheegay qoraallo cabasho oo dugsiga ku saabsan ku faafiyey baraha bulshada.

Ardayda gadoodday ayaa khasaare gaadhsiiyey agabka iyo dhismaha dugsiga iyo gaadiid ay leeyihiin macalimiinta dugsiga qaarkood.

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories

1 COMMENT

Comments are closed.