Soddon-guurada May 2021 awgeed, Maxay Tahay In Aan Is Weydiino?
“Wax-is-weydiinni ma Xumee, Wax-is-waydaarin taa Daran!” (Hees baa tuducyadaasu ka mid ahaan jireen) Sanadguurada 30aad ee qadiyadda gooni-isu-taagga Somaliland ayaa soo dhow, waana munaasabad muhiimadeeda leh....
Wasaaradda Waxbarashada oo go’aamo ka soo saartay Dhacdadii Khasaaraha loogu geystay Dugsiga Sare ee Nuuraadiin
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska ee Somaliland ayaa go’aamo hor dhac ah ka soo saartay dhacdadii arbacadii toddobaadkii hore khasaaraha loogu geystay Dugsiga...
Maxamuud Cabdi Shide: Danjire, Siyaasi, Daljire iyo Waddani Aan Dib Loo helayn
Maxamuud Cabdi Shidde waxa ay u yaqaanaan dadka reer Somaliland badiba inuu ahaa aabbaha saxaafadda cusub ee Somaliland, dabcan wuu ahaa oo waa lagu...
Adeegsiga Nidaamka Caddaalad Ciqaabeedka si Wax Looga Qabto Hab-Dhaqanka Bulshada ka soo Horjeeda & Danbiyada Yaryar ee ay Carruurtu Galaan
Horizon Institute waxa ay maanta baahinaysaa warbixinteedii afraad ee taxanihii u gaarka ahaa fal-celinta waaxda caddaaladda Somaliland marka ay carruurtu ka hor yimaadaan sharciga....
Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland oo lagu go’aamiyey qodobbo khuseeya Doorashooyinka iyo Xannuunka Covid-19
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa fadhigooda toddobaadlaha ah kaga dooday diyaar-garowga Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka iyo Wakilllada iyo xaaladaha isa soo taraya ee kiisas...
Dowladda Ingiriiska oo Agab Caafimaad ugu Deeqday Somaliland iyo Kiisaska Covid-19 oo kordhay
Hargeysa (SLpost)- Xafiiska Dowladda Ingiriiska ee magaalada Hargeysa, ayaa agab caafimaad kala duwan oo ay ku jiraan qaar loogu talo-galay ka hortagga xannuunka Covid-19...
Waalidiinta Ardayda Dugsiga Sare ee Nuuradiin oo Cambaareeyey Falkii shalay ubadkoodu khasaaraha ugu geysteen Dugsiga
Hargeysa (SLpost)- Waalidiinta ubadkoodu wax ka bartaan Dugsiga Sare ee Nuuradiin, ayaa cambaareeyey dhacdadii shalay ardayda dugsigaasi waxyeellada ugu geysteen Dhismaha iyo Agabka yaalla...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

