Yearly Archives: 2021

spot_imgspot_img

Maxay Dowladda Soomaaliya kaga jawaabtay Go’aanka Kenya ku xidhayso Xeryaha Qaxoontiga Dhadhaab iyo Kakuma?

Muqdisho (SLpost)- Dowladda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay go'aan dowladda Kenya toddobaadkii hore ku sheegtay inay albaabada u laabayso xeryaha Qaxoontiga Soomaalida ee yaalla...

Madaxweyne Biixi oo lafilaayo in uuna marlabaad isku soo taagin Madaxweynenimada dalka!

Waxay ku beegnayd 13 December 2017 maalintii uu Madaxweyne Muuse Biixi la wareegay hogaaminta dalka kadib doorashadii qabsoontay 13 November 2017 ee ay ku...

Taliyaha Ciidanka Qaranka oo tacsi u diray Gaashaanle Sare Cabdi Daahir Cali oo Hargeysa ku geeriyooday

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyooday Allah ha u naxariistee Hoggaankii Maaliyadda ee Ciidanka Qaranka Somaliland Gaashaanle Sare Cabdi Daahir Cali. Taliyaha Ciidanka...

Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo talooyin muhiim ah u jeediyey Bulshada iyo Warbaahinta

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil ayaa sheegay inaan degenaansho iyo nabadgelyo la helayn hadii kitaabka Alle laga tago, waxaanu bulshada ugu baaqay inay...

Talo-xumo Shicib waa tumaati Cadow – W/Q: Abiib Iimaan Xasan

Caaqil janan amra, midkale oo u hiiliya, wasiir hore oo wasiir hadda jooga u tiriya, shacbi iswada eegaya, dawlad shaqadeedii sugidii amaanka dalka lagu...

Hargeysa: Wasiir hore oo Xabsiga loo taxaabay

Hargeysa (SLpost)- Ciidammada Booliska Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku xidhay Shucayb Maxamed Muuse oo ah Musharax Xisbiga UCID uga sharraxan Doorashada Golaha Wakiillada, gaar...

Xildhibaan Wakiillada ka tirsan oo sheegtay Awood uu Ciidamo Shisheeye ku Keeni Karo Gudaha Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Jaamac Xaamud oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Sheegay inuu Maxkamadda Heeg u gudbinayo Dacwad ka dhan ah Muran...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img