HomeWasiirka Horumarinta Caafimaadka oo Xadhigga ka jaray Mashaariic laga hirgeliyey Cusbitaalka Guud...

Wasiirka Horumarinta Caafimaadka oo Xadhigga ka jaray Mashaariic laga hirgeliyey Cusbitaalka Guud ee Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)_ Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdillaahi, ayaa maanta Xadhigga ka jaray qaybo Cusub oo lagu soo kordhiyey Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.

Wasiirka Horumarinta Caafimaadka oo ay weheliyaan Wasiirrada Waxbarashada, Diinta iyo Awqaafta, Wasiir Ku-xigeennada Caafimaadka, Arrimaha Gudaha, Maaliyadda, Badhasaabka gobolka Maroodi-jeex iyo Agaasimaha guud ee Caafimaadka iyo Marti-sharaf kale, waxa ay Kormeer ku mareen qaybaha kala duwan ee Cusbitaalka.

HOOS KAGA BOGO WARKAN OO MAQAL IYO MUUQAAL AH

Kormeerka kaddib waxa ay xadhigga ka jareen Mishiinnada Ogsajiinta ama Neefta dhaliya ee Cusbitaalka, Qaybta Doobbiga oo loogu talogalay in lagu nadiifiyo Dharka iyo Agabka Bukaanka Cusbitaalka. Intaas ka dibna waxay u gudbeen Qaybta Maskaxda oo dib u habayn lagu sameeyey.

Agaasimaha Cusbitaalka guud ee Hargeysa Dr. Axmed Cumar Askar, ayaa ka warbixiyey muhiimadda ay leeyihiin adeegyada lagu soo kordhiyey cusbitaalka, waxaanu sheegay in Mishiinnada Ogsajiinta dhaliyaa si wanaagsan u shaqaynayaan, isla markaana illaa Boqol Haamood oo kuwa Neefta loo adeegsado ah ay soo saaraan amma dhaliyaan, taas oo muhiimad u leh badbaadinta Dadka naqasku qabto, wakhtigan lagu jiro xaaladda xanuunka Covid-19 oo ku fidaya dalka.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories