HomeGuddiga Doorashooyinka oo Shaaciyey Bilowga Kaadh-qaybinta Gobollada Togdheer, Awdal iyo Maroodijeex

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyey Bilowga Kaadh-qaybinta Gobollada Togdheer, Awdal iyo Maroodijeex

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka qaranka Cabdirashiid Maxamuud Cali (Cabirashiid Riyo-raac), ayaa sheegay in gobollada Awdal, Togdheer iyo Maroodijeex si rasmi ah looga bilaabi doono hawsha kaadh-bixinta codbixiyeyaasha maalinta Arbacada ah oo ku beegan 31-ka bishan March si.

blankGuddoomiye Cabdirashiid-Riyo-raac oo warbaahinta kula hadlay Hargeysa, waxa uu sheegay hawsha kaadh-bixinta codbixiyeyaashu ay muddo saddex cisho ka socon doonto saddexdaas gobol, iyadoo kaadhadhka laga qaadan doono dhammaan goobahii hore ee ay diiwan galintu ka dhacday.

Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka qaranka waxa uu  shacabka ugu baaqay inay qaataan kaadhadhka codeynta, isla markaana ka faa’iideystaan muddada loo cayimay qaadashadooda, iyadoo la raacayo tilmaamaha wasaaradda horumarinta caafimaadka ee xakamaynta xanuunka Covid-19, sida Af-saabka, Kala fogaan shaha iyo ilaalinta faya-dhawrka.

DAAWO WARKAN OO MAQAL IYO MUUQAAL AH

Waxa uu Guddoomiyuhu mahad-naq u jeediyey xukuumadda, Xisbiyada qaranka, Ciidanka kala duwan ee dalka, Jaamacadaha, Beesha caalamka iyo guud ahaan shacabka Somaliland oo ku ammaanay sida ay ula shaqeeyaan Gudida Doorashooyinka qaranka.

Dhanka kale, guddiga doorashooyinku waxa ay maanta kala direen hawl-wadeennada, gaadiidka iyo Agabka hawsha qaybinta kaadhadhka codbixiyeyaasha ee gobollada Awdal, Togdheer iyo Maroodijeex oo maalinta Arbacada ka bilaabmaya goobihii hore diiwangelintu uga qabsoontay ee ku yaalla saddexda gobol.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories