Khasaaraha Ka Dhashay in ka badan 7 Kun Shilal gaadiid ah oo Somaliland ka dhacay sannadkan
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed (Ataash), ayaa soo bandhigay khasaaraha ka dhashay shilalka gaadiidka 11-kii bilood ee ugu...
Siyaasi Cabdiqaadir Jirde oo Jabuuti ku soo Bandhigay Guulaha Somaliland
Djibouti (SLpost)- Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa toddobaadkan magaalada Jabuuti kaga qayb-galay kulan-doodeed lagu soo bandhigay xaaladaha siyaasadeed iyo bulsho ee xilligan ka jira...
Wasaaradda Maaliyadda oo Maamuustay Cashuur-bixiyeyaasha Ugu mudan Sannadkan 2021
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Maalliyadda ee Somaliland ayaa abaal marisay cashuur bixiyayaashii ugu wanaagsanaa sanadkan 2021-ka. Cashuurbixiyeyaashan la abaal mariyay ayaa tiradoodu ahayd 31 isugu...
Xukuumadda Somaliland oo war ka soo saartay Cillad ku timi Adeegyada Shirkadda Telesom
Maamulka Shirkadda Telesom oo bulshada ka raalli-geliyay Cilladda ku timi Adeegyada ay bulshada u qabtaan oo ay sheegeen in la xalliyey Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Isgaadhsiinta...
Dublomaasiyiin Iyo Suxufiyiin Caalami Ah Oo ka faallooday Socdaalka Weftiga Maraykanku ku yimaaddeen Somaliland
Hargeysa (SLpost) – Diblumaasiyiin Maraykan ah, ayaa ka hadlay Safarka Weftiga ka socda Aqalka Koongarayska Maraykanku ku yimaaddeen Somaliland. Diblumaasiyiinta ka hadlay Weftiga Maraykanka ah...
Xukuumadda Somaliland oo Dalka Ka Mustaafurisay Siyaasi Maxamed Cumar Carte oo Madaarka Hargeysa lagu xidhay
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa dalka ka mustaafurisay Raysal-wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo maanta ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee...
Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif oo Garowshiinyo ka Bixiyey Dhacdadii Gilgishay Golaha Wakiillada
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa ka hadlay Dhacdadii Dorraad khal-khalka gelisay ammaanka Golaha, taas oo ka dhalatay gacan-ka-hadal dhexmaray...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

