Monthly Archives: December, 2021

spot_imgspot_img

Somaliland: Salaad Roob-doon ah oo laga iclaamiyey Guud ahaan Dalka

Hargeysa (SLpost)- Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland waxa isa soo taraya saamaynta ay bulshada iyo Xoolaha ku yeelatay abaar baahsan oo ka jirta dalka, kaddib...

Urur-siyaasadeed la magac-baxay BILIS-XAAWALAY oo Dalka Canada lagaga Dhawaaqay

Toronto (SLpost)- Marwo Suhuur Xasan Abiib oo ka mida haweenka reer Somaliland ganacsatada ah, ayaa ku dhawaaqday Urur Siyaasadeed la magac-baxay BILIS-XAAWALEY, Isla markaana...

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo ka Hadlay Dagaalka TPLF, Qorshaha DDSI iyo Siyaasadaha laysku Haysto

Djibouti (SLpost)-Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar), ayaa ka hadlay sababaha ka dambeeya colaadda ka aloosan dalka Itoobiya. "Isku dhacyada ka dhacay...

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Wefti oo Ka Socda Dowladda Maraykanka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti ballaadhan oo ka socda Congress-ka Mareykanka oo safar...

Somaliland: Wefti ka socda Dowladda Maraykanka oo Hargeysa soo gaadhay

Hargeysa (SLpost)- Wefti Miisaan Culus oo ka socda Goleyaasha Wakiillada iyo Guurtida ee dalka Maraykanka, ayaa maanta soo gaadhay caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Weftiga ka...

Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo Sharci-jebin ku eedeeyey Xisbiga Waddani

Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa, ayaa ku eedeeyay Xisbiga Waddani inaanu lexejeclo ka lahayn dalka balse ay u ooman yihiin sidii ay gacanta...

“Ninkii Aan Isku Hubin inuu Soo Baxayow, Inaad Madaxweyne U Tartantaba Maaha” – Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye, ayaa jawaab adag ka bixiyey hanjabaad xalay ka soo yeedhay xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img