Monthly Archives: December, 2021

spot_imgspot_img

Somaliland: Gabadh sheegtay in shaqada Dowladda looga joojiyey qoraal ay ku taageertay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada

Hargeysa (SLpost)- Nimco Cabdi Wahaab Shirdoon ah weriyeyaasha ka hawlgala Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, ayaa sheegtay in shaqadii dawladda looga joojiyey qoraal ay taageero ugu...

Somaliland: Masuul ku Dhaawacmay Shil baabuur

Berbera (BerberaNews)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo afar oo kale, ayaa ku dhaawacmay shil baabuur oo ka dhacay duleedka magaalada...

WADDANI Oo Si Qaawan Warbaahinta Uga Weeraray Siyaasiyiin Iyo Xildhibaan Xisbiga ka tirsan oo Taageeray Furista Ururrada Siyaasadda

Hargeysa (SLpost) - Warbaahinta ku hadasha Afka Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa weerar xambaarsan aragtida xisbiga ku qaaday xildhibaanno iyo siyaasiyiin taageeray furista...

Somaliland Saaka oo looga dareeray Salaad Roob-doon ah iyo Madaxweynaha oo Shacabka Hargeysa la tukaday

Hargeysa (SLpost)- Gobollada iyo degmooyinka Somaliland, waxa guud ahaan saaka laga oogay salaad roob-doon ah oo Eebbe lagaga baryey Raxmaadkiisa Roobka. Shacabadka magaalada Hargeysa, waxa...

Hargeysa: Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka oo tabobar u furay xubno ka tirsan Garsoorka Dalka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex, Cali Suudi Diiriye, oo ay wehelinayeen guddoomiyaha Maxkamadda Degmada Hargeysa Yaxye Xuseen Yuusuf iyo Madaxa Tababarada Maxkamadda...

Maayarka Hargeysa oo raaligelin ka bixiyey Khasaare dowladda Hoose u geysatay Shirkadda Telesom

Hargeysa (SLpost)- Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdikariim Axmed Mooge oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo gollaha deegaanka Hargeysa ah, ayaa raaligelin ka bixiyay...

Dowladda Maraykanka oo ku Hawlan Hirgelinta Iskaashi Milatari oo Dhexmara Somaliland

Washington (SLpost)- Dowladda Maraykanka ayaa ku hawlan hindise ay heshiis dhinaca ammaanka iyo Milatariga ah kula galayso Somaliland. Xildhibaan James E. Risch oo ka tirsan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img