HomeKhasaaraha Ka Dhashay in ka badan 7 Kun Shilal gaadiid ah oo...

Khasaaraha Ka Dhashay in ka badan 7 Kun Shilal gaadiid ah oo Somaliland ka dhacay sannadkan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland  Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed (Ataash), ayaa soo bandhigay khasaaraha ka dhashay shilalka gaadiidka 11-kii bilood ee ugu dambeeyey.

Wasiirka Gaadiidka Somaliland waxa uu sheegay in todoba kun oo shil in ka badani ay dalka ka dhaceen sannadkan gudihiisa, dadka u geeriyooday iyo dadka dhaawacu ka soo gaadhayna ay aad u badan yihiin.

blankWasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland  Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed (Ataash) oo ka hadlay shilalka dalka ka dhacay waxa uu yidhi, “Muddo ka yar 11 bilood, waxaa ka dhacay wax ku dhaw toddoba kun oo shil, waxaa dhintay dad kor u dhaafaya laba boqol iyo dhawr iyo lixdan qof, waxaa dhaawacmay in ka badan afar boqol iyo dhawr iyo todobaatan qof.”

“Waxaa ayaan daro ah in dawlado iyo dalal dagaal ku jira in dhaawacaas, dhibaatada iyo khasaarahaasi aanu ka dhicin, macnaheedu waxaa weeyaan Somaliland dhibaatada jidadku waxay ka dhigtay sidii dal dagaal ku jira oo kale,” ayuu yidhi Wasiir Ataash, waxaanu intaask u daray hadalkiisa, “Ujeeddada kulankana waa sidii aynu taas uga badbaadi lahayn, oo dadkeena u badbaadin lahayn, hantideena u badbaadin lahayn,” sidaas ayuu yidhi Wasiirka oo hadalkan ka sheegay xaflad lagu Qabtay Magaalada Hargeysa.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories