Monthly Archives: December, 2021

spot_imgspot_img

“Somaliland intay Jirtay maanta ayay ugu wanaagsan tahay” – Siyaasadda Arrimaha Dibadda oo laga dooday

Hargeysa (SLpost)- "Somaliland intay Jirtay maanta ayay wanaagsan tahay" - Xildhibaannada Golaha Guurtida ayaa fadhigoodii maanta ka dooday Siyaasadda Arrimaha Dibadda Somaliland. Muuqaalka Hoose ka...

Xildhibaan ku baaqay in la taageero Furista Urur siyaasadeed uu sheegay in Aqoonsiga Somaliland ku xidhan yahay

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Axmed Nuur Aw Cali Aadan oo ka tirsan mudenayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Xukuumadda ka codsaday inay ku taageerto furashada urur-siyaasadeed...

Somaliland: Xisbiyada Mucaaradka oo lagu dhaliilay inay gaabiyeen Ololaha Aqoonsi-raadinta

Hargeysa (SLpost)- Wakiilka Somaliland u qaabilsan dalka Finland, Saamiya Muuse, ayaa xisbiyada Mucaaradka ugu ku dhaliishay inay ka gaabiyeen Ololaha Aqoonsi-raadinta ee Somaliland. Danjire Saamiya...

Shipping and Logistics Represent Valuable Opportunities for African Companies

Like many other national oil companies (NOCs) in Africa, Ghana National Petroleum Corp. (GNPC) has mostly served as a minority partner in upstream projects....

Koobka Horyaalka Horyaallada Somaliland oo ka furmay Berbera iyo Madaxweyne Biixi oo ka Qayb-galay

Berbera (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay tartanka kubbadda cagta horyaalka horyaallada Somaliland ee sannadka...

“Xisbiyada qaranka waxa ku waajib ah inaanay ka doodin furista Ururrada, waayo waa sharci” – Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horraysay ka hadlay muranka ka taagan Xeer 14 iyo go'aanka ay axsaabta...

Madaxweyne Muuse Biixi oo lagu soo Dhaweeyey Berbera oo laga furay Tartanka Horyaallada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa gaadhay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, waxana halkaas kusoo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img