HomeXildhibaan ku baaqay in la taageero Furista Urur siyaasadeed uu sheegay in...

Xildhibaan ku baaqay in la taageero Furista Urur siyaasadeed uu sheegay in Aqoonsiga Somaliland ku xidhan yahay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Axmed Nuur Aw Cali Aadan oo ka tirsan mudenayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Xukuumadda ka codsaday inay ku taageerto furashada urur-siyaasadeed ay ku midan yihiin Beelaha daraftyada Somaliland.

Xildhibaanku waxa uu ku dooday inaanay qurux badnayn in furashada ururrada siyaasadda ay ku koobnaato cid gaar ah, isagoo ujeeddada hadalkiisu ku aroorto in madaxda xisbiyada ama ururada siyaasaddu ka soo jeedaan Beesha Dhexe, meeshana ay ka maqan yihiin Beelaha Darafyadu.

blank“Ictiraafka waxaad mooda in hadda xagga Somaliland loo soo jeedo, balse hawl badan oo  dalka gudihiisa ku xidhan ayaa dhiman, taasi oo ah in hore loo mariyo Dimuquraadiyada,” ayuu yidhi Xildhibaanka oo hadal ka jeediyey fadhigii maanta ee Golaha Guurtida.

Isagoo hadalkiisa sii watay, waxa uu intaas ku daray, “Waxaan soo jeedin lahaa in dawladdu nagu taageerto urur USP ah, kaas oo wax badan ka taraya Ictiraafkeena, waa in waliba beesha dhexe ku taageerta in urur la furo oo aanu guddoomiye ka noqo, wax badana ayay ka taraysa ictiraafka, haddii beesha dhexe isku koobto guddoomiyayaasha waxa ay ragaadinaysa ictiraafkeena,” Sidaas ayuu yidhi Xildhibaan Axmed Nuur Cali.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories