Monthly Archives: December, 2021

spot_imgspot_img

Suldaan Daa’uud Sul. Maxamed Sul. Cabdulqaadir oo raalligelin ka bixiyey xaflad siyaasadeed uu ka qaybgalay

Hargeysa (BerberaNews)- Suldaan Daa'uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulqaadir oo ka mid ah madax-dhaqameedka ugu faca weyn Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa raalligelin ka bixiyey ka qaybgalka...

Somaliland: Wasiir u Babac-dhigay 100 Su’aalood oo la weydiiyey ~ Qaybta 2aad

Wasiir u babac-dhigay 100 Su'aalood oo Baarlamaanka kaga yimi ~ Qaybta 2aad ee suaalo Xildhibaannada Golaha Wakiilladu weydiiyeen Wasiirka maaliyadda Somaliland https://youtu.be/IS8PE3G_bB8

Taiwan oo Somaliland ku caawinaysa 150,000 Xidhmooyin tallaalka Covid-19 ee Medigen

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Taiwan ayaa Salaasada maanta shaaca ka qaaday inay Somaliland ku caawinayso 150,000 Xidhmo oo talaalka cudurka Covid-19 ah, kaas oo qayb...

Agaasime Gurxan oo ka hadlay Miisaaniyada 42-ka Degmo ee Somaliland iyo Heshiisyo Wasaaradda Maaliyaddu Shirkado la gashay

Hargeysa (SLpost)-  Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Maxamed Cabdi Gurxan ayaa jawaabo ka bixiyey su'aalo ay mudaneyaasha Golaha Wakiilladu ka weydiiyeen wax-qabadka Wasaaraddu...

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay Dad Shacab ah oo lagu dilay Gobolka Sool iyo Khilaafka Madaxda Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay weerar khasaare nafeed sababay oo malleeshiyaad ka amar-qaata Maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland ku...

“Walaahi baan madaxweyneyaal badan la samayn, ururrada waa la furayaa” – Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa jawaab ka bixiyey hadal toddobaadkii hore ka soo yeedhay murashaxa madaxweynaha ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan...

Maamul-goboleedyada Soomaaliya oo la kala saftay Farmaajo iyo Rooble oo khilaafkoodu Cirka isku shareeray

Muqdisho (SLpost)- Khilaafka soo-laba-kacleeyey u dhexeeya madaxweynaha iyo Raysal-wasaaraha Soomaaliya, ayaa saamayn ku yeelatay madaxda maamul-goboleedyada dalkaas oo la kala saftay labada hoggaamiye. Maamul-goboleedyada Jubbaland...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img