Monthly Archives: December, 2021

spot_imgspot_img

OGEYSIIS: Wakhtiga ay Ku Beegan Tahay Xuska Siyaaradda Sheekh Yuusuf Al-Kowneyn (Aw Barkhadle)

Hargeysa (SLpost)- Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qabanqaabbinta Xafladaha & Xusaska Diiniga ah ee (Jimciyatul Axbaab) ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey wakhtiga ay...

Maraykanka oo ku Qancay Jawaabta Wefti Xaqiiqo-raadin ah oo ay u soo direen Somaliland iyo Qorshaha Heshiisyo Miiska Saaran

Warbixin soo bandhigay Miisaanka ay lahaayeen Weftigii Somaliland ee Socdaalka ku tagay dalka Maraykanka Washington (SLpost) - “Xilli uu Shiinuhu Afrika ku qarqiyey balaayiin doolar...

Xukuumadda Somaliland oo ka digtay Nooca Cusub ee Cudurka COVID oo si xawli ah u faafaya

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in aanay haynin qalabka lagu ogaan karo nooca cusub ee xannuunka COVID oo Waddamo badan oo Caalamka ah...

Warbaahin laga leeyahay Israel oo Bisaylka Dowladnimo ee Somaliland u bandhigay Caalamka

Telefishan laga leeyahay dalka Israa’iil, ayaa warbixin uu baahiyey 20-kii bishan December 2021 kaga warramay xasiloonida, guulaha iyo horumarka ay gaadhay Somaliland, tan iyo...

Somaliland offers US a deal that could counter China’s Advance in Africa

Washignton (SLpost)- Somaliland is positioning itself as a potential strategic partner for the United States as Washington confronts China’s expanding economic, diplomatic and military...

Wararkii u dambeeyey Dagaalka Boosaaso iyo Khasaaraha labada dhinac kala gaadhay

Dagaalkii Maanta ka Bilowmay Magaalada Bosaso Ee Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland Ee Udhaxeeyey Ciidamada Puntland ee u Hogaansan Awaamiirta Madaxweyne Deni iyo Ciidamada PSF...

Faysal Cali Waraabe oo markii Afraad loo doortay Guddoomiyaha Xisbiga UCID iyo Taariikh Cusub oo uu dhigay

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa ku soo xidhmay shirweynihii 4aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo shalay furmay, waxaana lagu hoggaanka cusub...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img