Monthly Archives: December, 2021

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland oo Xaalad Laba Daran mid dooro ah ku jira!

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland ayaa Golaha Wakiillada dib ugu soo celiyey Xeerka furista ururrada siyaasadda oo ay ansixiyeen Golihii hore isla markaana ka gudbay...

Golaha Wasiirrada Somaliland oo ansixiyey Odoroska Miisaaniyadda 2022-ka oo Boqolkiiba 17 Korodhay

Ciidammada Kala duwan oo Boqolkiiba 20 mushaharka loo kordhiyey Miisaaniyadda Siyaasadda Arrimaha Dibadda oo la kordhiyey Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo...

Madaxweynaha Somaliland oo Go’aamo Culus ka soo saaray ka Qayb-galay Siyaasadda Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer Madaxweyne oo summaddiisu tahay Lr. 16/122021 uu ka soo saaray Mamnuucidda Ka-Qayb-Qaadashada...

“Annagu Cod kuma bixinayno Xirsi baa Guddoomiye ka ah Xisbiga Waddani” – Maayarkii hore ee Burco

Burco (SLpost)- Maayarkii hore ee degmada Burco Maxamed Muraad ayaa Xisbiga Waddani u sheegay inaanay beel ahaan cod ku siin doonin xisbiga inuu Xirsi...

Ciidammada Ammaanka oo Qabtay Budhcad Ajaanib ah oo Lacago Been-abuur ah samaynayey

Hargeysa (SLpost)- Ciidammada ammaanka Jamhuuriyadda Somaliland ee magaalada Hargeysa, ayaa gacanta ku dhigay rag ajnebi ah oo ku hawlanaa samaynta lacago doollar been-abuur ah. Taliyaha...

Maxkamadda Sare oo dhex-dhexaadin ku dhamaysay Dacwadda Markabka MV Jabal Ali 3 oo muddo ku xayirnaa Dekedda Berbera

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa go’aan ka soo saartay Dacwad u dhexaysay Wakiilka Dhowr shirkadood oo dalka laga leeyahay iyo Wakiilka...

Wasiir Ciise Kayd oo Qadiyadda Somaliland u bandhigay Dowlada iyo Shacabka Canada

Ottowa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr Ciise Kayd Maxamuud Raagsaale oo socdaal shaqo ku jooga dalka Canada,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img