Monthly Archives: December, 2021

spot_imgspot_img

Gacan-ka-hadal iyo Xaalad Cakiran oo hadhaysay Fadhigii maanta ee Golaha Wakiillada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Xaalad cakiran oo gacan-ka-hadal sababtay, ayaa hadhaysay Fadhigii maanta ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, kaddib markii ay fadhiga ka soo xaadiri waayeen...

Qaabkii uu u dhacay Mooshinkii Cirka ku shareeray Xaraaradda Siyaasadda Somaliland ee maanta la horgeeyey Golaha Wakiillada

Hargeysa (GNN-)- 28 Xildhibaan oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta golahaas horkeenay mooshin ay ku dalbanayaan in la gudo-galo doodda xeerka...

Musharrax Cirro oo War aan looga Baran ka sheegay Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Murashaxa madaxweynaha ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo socdaal ku jooga dalka Sweden, ayaa kulan la qaatay...

Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay In La Furan Karo Ururrada Siyaasadda

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday in la furay Ururrada Siyaasadda isla-markaana Siyaasiyiinta dalku wixii imika ka dambeeya u Madax-banaan yihiin inay furtaan...

Dublomaasiyiin Maraykan ah oo sheegay inay Isku Xidhan yihiin Aqoonsiga Somaliland iyo taabba-galka Dowladnimada Soomaaliya

Washington (SLpost)- Dibloomaasiyiin u dhashay dalka Maraykanka ayaa rejo beel ka muujiyey in Soomaaliya noqoto waddan madax-bannaan oo cagihiisa isku taagi kara 14 sanno...

Horn Heritage oo Somaliland ka hirgelisay Dugsi lagu baranayo Aataarta Qadiimiga ah, Laasgeel-na u samaysay Matxaf Online

Hargeysa (SLpost)- Hay’adda Dhaxalka Geeska (Horn Heritage Organization) ayaa markii ugu horeysay daah-furtay Matxafka foogaan Araga ee dhijitaalka oo mabda’iisu yahay uruurinta iyo ilaalinta...

Suxufi Maxamed Xasan Cali Weji oo ka ilmaysiiyey Madax iyo Shacab uu madal isugu keenay

Hargeysa (SLpost)- Maxamed Xasan Cali Weji ayaa xalay Hargeysa ku soo bandhigay buug uu qoray oo la magac-baxay 100 Sheeko iyo Sheeko, waxaana munaasibadda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img