Dowladda Ethiopia oo sheegtay inay dib-u-qabsadeen Laba Magaalo oo muhiim ah
Addis Ababa (SLpost)- Ciidamada Milatariga dowladda Federaalka Ethiopia ayaa xoogagga Tigrey-ga dib u qabsaday magaalooyinka Istaatarjiga ah ee Dessie iyo Kombolcha, sida lagu sheegay...
Natiijada Kulan Dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Madax-dhaqameedka Beesha Bariga Burco
Wasiirrada Loollanka ugu jira Hoggaaminta Xisbiga Kulmiye oo Goob-joog ka ahaa Kulanka Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Shalay qaabilay Suldaanka guud...
“Xeerka furista Ururradu waa Dhaqan-gal, ururradii siyaasaddana waa la furan karaa”
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Jaamac Axmed Oogle oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in xeerka furista ururrada siyaasaddu dhaqan-gal yahay isla markaana la...
Shirguddoonka Wakiillada oo Xeerka Furista Ururrada Siyaasadda u gudbiyey Sharci-yaqaannada Golaha
Hargeysa (SLpost)- Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Xeerka furista Ururrada Siyaasadda oo madaxweynuhu dib ugu soo celiyey u gudbiyey Sharci-yaqaannada Golaha Wakiillada. Guddoomiye ku-xigeenka 2aad...
Somaliland signs Agreement with Deepam Hospitals
The Republic of Somaliland signed a memorandum of understanding (MoU) with a city hospital to help residents of Somaliland access medical facilities in Tamil...
Wararkii u dambeeyey Socdaalka Weftiga Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo ku sugan Dalka Canada
Ottowa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Somaliland Dr. Ciisa Kayd iyo wefdi uu hogaaminayo oo dorraad Khamiistii booqasho shaqo ku tagay...
Ciidammada Soomaaliya oo Muqdisho ku dhex toogtay Wiil iyo Gabadh walaalo ah
Muqdisho (Slpost)- Ciidammada dowladda ee Soomaaliya ayaa caawa magaalada Muqdisho ku dilay wiil iyo gabadh walaalo ah kaddib markii ay rasaas ku fureen Bajaaj...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

