Madaxweyne Muuse Biixi oo furay Madaarka Diyaaradaha Berbera oo La Casriyeeyey + SAWIRRO
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madaarka caalamiga ah ee Berbera International Airport oo...
Dowladda Maraykanka oo loogu Baaqay inay Somaliland iyo Kenya ku Caawiso Diyaaradaha Aan Duuliyaha lahayn
Hargeysa (SLpost)- Michael Rubin oo ah khabiir falan-qeeya siyaasadda Caalamka ee danaha Maraykanka, kana tirsan macadka American Enterprise Institute, ayaa dawladda Maraykanka ku booriyey...
Paris: Somaliland oo ka Qayb-gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka
Paris (SLpost)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Faransiiska Danjire Cali Ismaaciil Xasan, ayaa ka qayb-galay shir caalami ah oo arrimaha Nabadda lagaga hadlay, kaas...
Hargeysa: Xaflad Qalin-jebin ah oo loo qabtay 140 Arday oo ka Aflaxay Madarasadda Daarul Hilaal (SAWIRRO+MUUQAAL)
Hargeysa (SLpost)- 140 Arday oo dhammaystay Barashada Xifdiga Qur'aanka Kariimka ah, cilmiga Diinta Islaamka iyo Luqadaha Carabiga iyo English, ayaa Xaflad Qalin-jabin ah maanta...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo tababar u furay xubno ka tirsan garsoorayaasha, xeer-ilaaliyayaasha iyo qareennada Maxkamadaha gobolka Maroodijeex
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta tababar u furay xubno ka tirsan garsoorayaasha, xeer-ilaaliyayaasha iyo qareennada Maxkamadaha gobolka Maroodi-jeex. Guddoomiyaha Maxkamadda...
Tacsi ku socota Qoyska Ilma Cumar Caddaani, gaar ahaan Axmed Cumar Caddaani
Khadar Iid Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Caraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Siciid Cabdilaahi (Xarrago), Mustafe Cabdi Muxumed (Janaale), Cali Jaamac Maxamed, Siciid Khadar Cabdilaahi, Maxamed...
Guddoomiye Xirsi Cali oo taageeray Socdaalka Boqor Buurmadow ee Muqdisho, Urur-diimeedka lagu xantana beeniyey
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Cusub ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa taageeray safarka uu Boqor Cismaan Maxamuud (Buur-madow) ku tagay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

