Monthly Archives: November, 2021

spot_imgspot_img

“Sumadda Xukuumadda Madaxweyne Mudane Muuse Biixi Abdi Waa Waxqabad iyo Aragti Siyaasiya oo Hiigsi iyo Himilo Leh” – Badhasaabka Gabiley

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Gebilay Abdiqani Mohamoud Jiidhe Ayaa Maanta Kulan Muhiima la Qaatay Bahda Saxaafadda Gobolka Gebilay. Ujeeddada kulanka oo ahaa is Barasho iyo...

Golaha Ammaanka oo ku gacan-saydhay Codsi Dowladda Soomaaliya u gudbisay

Hargeysa (SLpost)- Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Isniintii xalay ansixiyay go’aan lagu kordhiyo muddada cuna-qabataynta hubka ee Soomaaliya, inkasta oo xukuumadda Muqdisho dalbatay...

“Waa Jariimad Qaran, Baadhis baa socoto, ciddii lagu helo Sharcigaa lagu abaal-marinayaa” – Xisbiga Kulmiye oo eedeeyey Xirsi Cali iyo Maxamuud Xaashi

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga mucaafadka ah ee Kulmiye, ayaa jariimad Qaran ku eedeeyey Xirsi Cali Xaasji Xasan iyo Maxamuud Xaashi Cabdi oo isaga kala dambeeyey...

Guddoomiye Cirro oo weeraray Xidhiidhka Somaliland la leedahay Taiwan iyo Doorka Dowladda Shiinaha

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ahna murashaxa madaxweynaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa markii u horeysay weeraray xidhiidhka Somaliland la leedahay...

Shirweynaha labaad ee Xisbiga Waddani oo Hargeysa ka furmay

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa ka furmay shirweynaha labaad ee Xisbiga Waddani oo muddo la maalmood ah ka socon doona Hotel Maansoor ee...

Ergayga Dhex-dhexaadinta Ethiopia oo war cusub soo saaray iyo wararkii u dambeeyey Xiisadda dagaalka

Addis Ababa (SLpost)- Ergayga gaarka ah ee ururka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Geeska Afrika, Olusegun Obasanjo, ayaa rejo ka muujiyay in wada-hadal lagu...

Hargeysa: Rejo ka soo Muuqatay Cusbitaalka Guud ee Hargeysa oo Adeeegiisa hore laga Quustay

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida ayaa kormeer kedis ah ku tagay cusbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa oo ay indho-indhayn ku soo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img