HomeDowladda Maraykanka oo loogu Baaqay inay Somaliland iyo Kenya ku Caawiso Diyaaradaha...

Dowladda Maraykanka oo loogu Baaqay inay Somaliland iyo Kenya ku Caawiso Diyaaradaha Aan Duuliyaha lahayn

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Hargeysa (SLpost)- Michael Rubin oo ah khabiir falan-qeeya siyaasadda Caalamka ee danaha Maraykanka, kana tirsan macadka American Enterprise Institute, ayaa dawladda Maraykanka ku booriyey inay ka hortagto halista ka iman karta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkigu geeyey Soomaaliya, kuwaasi oo khatar ku ah ammaanka masaalixda Maraykanka iyo dalalka xulafada la ahba.

Mr. Rubin oo arrinta kaga hadlay maqaal lagu baahiyey Washington Examiner, waxa sheegay in lix diyaaradood oo aan duuliye lahayn oo dhawaan lagu qabtay magaalada Muqdisho ay injineerro Turkiga u dhashay oo waday ay sheegeen in diyaaradahaas loo keenay nin beeralley ah, kagana shaqeynaya wax-soo-saarka beeraha.

blankMichael Rubin waxa xusay in diyaaradaha aan duulliyaha lahayn halka xabo la siiyo qiime dhan $780,000 taasi oo aanu tahli karin qof beeralley ahi oo Soomaaliya ku dhaqani, waxaanu u soo jeediyey Maraykanka inay la socdaan halista ka iman karta diyaaradahaas, waxaanu caddeeyey in la joogo xilligii Dawladda Maraykanku ay diyaaraha aan duulliyaha lahayn ay siin lahayd dalalka Somaliland iyo Kenya oo uu ku sifeeyey xulafada Maraykanka, maadaama Turkigu siiyey diyaaradaha aan duulliyaha lahayn waddamo kale.

Michael Rubin waxa uu sidoo kale ugu baaqay dowladda Maraykanka inay ka hortagto heshiisyo ay dowladaha Israel, Iran iyo Turkigu ay dowladda Ethiopia kaga iibinayaan diyaaradaha Drones maadaama oo sida uu sheegay ay u adeegsanayso shacabkeeda.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories