Monthly Archives: November, 2021

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb-galay Xuska 28-guurada Ciidanka Booliska oo Sannadkan ka duwan kuwii hore

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo sannad-guurada 28-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska ciidanka...

Somaliland: Tirada Shacabka & Ciidamada La dilay Sannadkan iyo Khasaaraha Shilalka Baabuurta oo Kordhay

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland waxa maanta lagu qabtay xuska 28-guurada ka soo wareegtay markii la aasaasay Ciidammada Booliska, waxaana munaasibadda...

Ethiopia oo Xaalad Deg-deg ah iclaamisay iyo Xoogagga Tigray-ga oo Guulo hor leh gaadhay

Addis Ababa (SLpost)- Dowladda Ethiopia ayaa Salaasada maanta shaaca ka qaadday xaalad deg-deg ah oo dalkaasi geli doono muddo lix bilood ah kaddib markii...

London: Warbixintii Ugu Dambaysay ee Goobjoogayaasha Caalamiga ah ee Doorashooyinka Somaliland oo la soo Bandhigay

London (SLpost)- Goobjoogayaasha Caalamiga ah ee Madaxa Bannaan ee Kormeerayay Doorashadii Baarlamaanka iyo Dawladaha Hoose ee 31 kii May 2021 ayaa caawa magaalada London...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Wasaarad Cusub soo kordhiyey, Isku-shaandheyn koobanna ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta soo saaray wareegto isugu jira Magacaabis, Xil-ka-qaadis iyo Isku-beddel uu ku sameeyey Golihiisa...

Wasiir Gaafaadhi oo soo bandhigay Hankiisa Murashaxnimo ee Booska Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka ee Somaliland Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay inuu u tartamayo guddoomiyaha xisbiga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img