London: Marwo Edna Aadan oo Qudbad Cajiib ah ku soo badhigtay Qadiyadda Somaliland
Londo (SLpost)- Waxa toddobaadkan magaalada London ku qabsoomay Shir ballaadhan oo goob-joog ka ahaayeen Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Essa Keyd iyo Ergayga Madaxweynaha Somaliland...
Maayar Mooge oo sheegay inuu Heshiisyo la soo galay Shirkado ka caawinaya Maaraynta Qashinka iyo Dhismaha Jidadka Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge ayaa Golaha Deegaanka Caasimadda uga war-bixiyey midho-dhalka safar todobaaddo qaatay oo uu ku tagay...
Somaliland: Roobab ka curtay Deegaamo ka tirsan Gobollada Maroodijeex iyo Saaxil
Hargeysa (SLpost)- Roob da'a xilliga Jiilaalka ee loo yaqaano XAYS-ka ayaa ka curtay deegaamo ka tirsan Gobollada Maroodijeex iyo Saaxil. Guddoomiyaha degmada Laasgeel ee gobolka...
Madaxweynaha DDSI iyo wefti uu hoggaaminayo Socdaal ku soo gaadhay Somaliland
Tog-wajaale (SLpost)- Madaxweynaha dowlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia Mustafe Maxamuud Cumar iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaadhay Somaliland. Weftiga madaxweynaha DDSI waxa magaalo-xuduudeedka Tog-wajaale ku...
Dr Gaboose oo soo bandhigay Duruufo ku gedaaman Caasimadda Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa ka hadlay duruufaha ku gedaaman caasimadda Hargeysa iyo culayska saaran Maayar Cabdikariin Axmed Mooge, oo ku ahaa...
Somaliland among countries supporting Taiwan’s Inclusion in the Global Police Agency, INTERPOL
The Taiwanese Ministry of Foreign Affairs on Friday expressed gratitude to the multiple countries who support Taiwan’s inclusion in Interpol. Somaliland republic includes 11 countries...
Puntland: Ciidammo Maraykanku Sameeyey oo ka soo horjeestay Amar ka soo baxay Madaxweyne Deni
Hargeysa (SLpost)- Ciidammada la dagaalanka aragagaxisada iyo amaanka ee Maamul-goboleedka Puntland, ayaa shaaciyey inay gebi ahaanba isaga baxeen furimaha dagaalka ee Buuraha deegaannada Buuraha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

