Hargeysa: Dowladda Hoose oo Shaacisay Shirkado ku Guulaystay Qandaraaskii u horreeyey oo loo tartamay
Hargeysa (SLpost)- Dawladda hoose ee Hargeysa, ayaa maanta shaacisay shirkadaha ku guulaystay Qandaraaskii ugu horreeyey ee ay soo bandhigto tan iyo intii ay xilalka...
DAAWO Bilicda Sawirrada Xafladda Qalin-jebiga Dufcadda 3aad ee Ardayda Barnaamijka Shaqo-Qaran
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta u soo xidhay dufcaddii saddexaad ee barnaamijka carbiska shaqo qaran oo ku jiray...
Somaliland: Dufcaddii 3aad ee Ardayda Barnaamijka Shaqo Qaran oo Qalin-jibiyey iyo Madaxweyne Muuse Biixi oo kala Qayb-galay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta u soo xidhay dufcaddii saddexaad ee barnaamijka carbiska shaqo qaran oo ku jiray...
Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda oo lagu tabobarayo Lafa-gurka iyo abla-ableynta halbeegyada dhaqaalaha Dalka
Hargeysa (SLpost)- Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa muddo saddex maalmood ah lagu tabobari doonaa lafo-guridda iyo abla-ableynta halbeegyada dhaqaalaha Dalka. Xafiiska Xidhiidhka Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka...
Somaliland: Ciidanka Ilaaladda Xeebaha oo Digniin adag u diray Shacabka
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Illaalada Xeebaha Iyo difaaca Badaha Somaliland, Admiral Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane), ayaa digniin adag u diray dadka ku dhaqan deegaannada...
Somaliland Does Not Need Somalia for Recognition Approval
European Colonial Borders define patriotism, nationalism, independence, statehood, and diplomatic recognition of each country in Africa, Asia, and Arab World. Somaliland is not an...
Maxaad Kala Socotaa Hagar-daamooyinka Musuqmaasuq ee Agaasimaha Guud Wasaaradda Warfaafinta Somaliland?
Dawladnimadu waa howl wadareed bulsho kala duwan ay si wada jir ah u qabtaan, iyadoo halka laga unko dawladnnimadu ee dhidibada looga taagaa hay’adaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

