HomeShaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda oo lagu tabobarayo Lafa-gurka iyo abla-ableynta halbeegyada dhaqaalaha Dalka

Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda oo lagu tabobarayo Lafa-gurka iyo abla-ableynta halbeegyada dhaqaalaha Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa muddo saddex maalmood ah lagu tabobari doonaa lafo-guridda iyo abla-ableynta halbeegyada dhaqaalaha Dalka.

Xafiiska Xidhiidhka Barnaamijka Dib-u-habaynta Maamulka Maaliyadda Dowladda oo kaashanaya Waaxda Dhaqaalaha iyo Tirokoobka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda, ayaa soo agaasimay tabobar muddo saddex maalmood ah u socon doona qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradda oo qaadan doona casharro ku saabsan lafo-guridda iyo abla-ableynta halbeegyada dhaqaalaha guud ee Dalka.

blank“Tobobarkan waxa loo qabtay shaqaalaha qaybo kamid ah waaxaha Wasaaradda waxaanay ujeeddadiisu tahay in la tayeeyo xirfadaha muhiimka u ah baadhista iyo daraasaynta halbeegyada dhaqaalaha ee dalka oo ay ka mid yihiin Wax-soo-saarka guud ee Dalka, shaqo-la’aanta, heerka sixir-bararka iyo waliba siyaasadaha u dejisan ee ay tahay in lagu hago sida; siyaasadda maaliyadda, siyaasadda lacagta iyo siyaasadda isku-beddelka lacagaha, waxaana casharrada bixinaya khabiir wasaaradda Maaliyadda kala shaqeeya arrimaha dhaqaalaha,” sidaas waxa lagu sheegay war kooban oo wasaaraddu ka soo saartay ujeeddada tabobarka loo furay shaqaalaha waaxaha wasaaradda Horumarinta Maaliyadda.

Wasiir-Xigeenka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Md. Muuse Ibrahim Yuusuf oo tabobarka u furay hawl-wadeennada, ayaa kula dardaarmay saraakiisha tabobarka loo qabtay in ay ka faa’iidaystaan inta uu socdo, aqoontoodana kobciyaan si ay shaqooyinkooda ugu dabaqaan xirfadda ay baran doonaan.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories