Ethiopia
Natiijada Doorashada Baarlamaanka Ethiopia oo la shaaciyey
Addis Ababa (SLpost)- Guddiga doorashooyinka Itoobiya, ayaa Sabtida maanta shaaciyey natiijada hordhaca ah ee doorashada Baarlamaanka oo 21-ka bishii June ee sannadkan ka dhacday...
Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Dalka Finland
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Xildhibaan Suldaan Siciid Axmed oo ah xildhibaan asal ahaan ka...
Shirkadaha Telesom, Somtel iyo SO! oo ku tartamay Mashruuc loo fulinayo Xukuumadda Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey shirkadaha ku guulaystay Afar mashruuc oo loo fulinayo Xukuumadda JSL. Guddiga Qandaraasyada ayaa Afarta mashruuc...
Xukuumadda Somaliland oo mustaafurisay Shaqaale Ajaanib ah oo ku kacay Fal-dambiyeed amniga dalka liddi ku ah
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa dhawaan dalka ka mustaafurisay saddex sarkaal oo ka tirsan Hay’adda EUCAP oo ka shaqaysa Arrimaha Badda Soomaaliya isla-markaana Xafiis...
EUCAP Officers Deported from Somaliland for unusual Crime
The Somaliland government has deported three foreign officers working for the European Union Maritime Security Mission (EUCAP) based in Hargeisa, the capital of Somaliland. Sources...
Shirkadda Dahabshiil Oo Kaalin Laxaad leh ka qaadatay Ololihii Nadaafadda Hargeysa Iyo Maayarka Caasimadda oo uga mahad-naqay Doorkeeda
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Caalamiga ah ee Dahabshiil Group,ayaa si weyn uga qayb-qaadatay olollihii Nadaafadda dooxa weyn ee Magaalada Hargeysa,iyadoo ay shaqaallaha shirkadda iyo gaadiidka...
“Annagu diyaar baanu nahay ee ninkii wax isla hayaa bannaanka ha u soo baxo…” Guddoomiye Cirro
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ka hadlay furista ururrada Siyaasadda, Doorashada Golaha Guurtida iyo Doorashada Madaxtooyada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

