HomeHargeysa: Dowladda Hoose oo Shaacisay Shirkado ku Guulaystay Qandaraaskii u horreeyey oo...

Hargeysa: Dowladda Hoose oo Shaacisay Shirkado ku Guulaystay Qandaraaskii u horreeyey oo loo tartamay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Dawladda hoose ee Hargeysa, ayaa maanta shaacisay shirkadaha ku guulaystay Qandaraaskii ugu horreeyey ee ay soo bandhigto tan iyo intii ay xilalka la wareegeen maayarka iyo maayar-ku-xigeenka Cusub ee Golaha Deegaanka dhawaan la doortay.

Dowladda Hoose ee Hargeysa oo hore u naadisay qandaraaska Shidaalka ay isticmaalaan, ayaa waxa ku tartamay Lix shirkadood ama Kaalin-Shidaal oo ka dhisan caasimadda, kuwaas oo mid kasta la weydiiyey inay soo bandhigto Qiimaha ay shidaalka kaga iibinayso dowladda Hoose ee caasimadda.

Kulan maanta ku qabsoomay Xarunta Dowladda Hoose ee Hargeysa oo  ay goob-joog ka ahaayeen Maayar Cabdikariin Axmed Mooge, maayir ku xigeenka Hargeysa Khadar Nuur, xoghayaha dawladda hoose iyo guddida qandaarasyada Dawladda hoose , ayaa maanta si rasmi ah lagaga dhawaaqay Shirkadaha ku guulaystay inay siiyaan shiidaalka dawladda hoose ee Hargeysa.

Qandaraaska oo ay ku soo tartameen Lix kaalmaha Shidaalka Caasimadda ku yaalla, waxaa ku guuleystay labada kaalmood ee Somaliland Fuel Station iyo Cumar Xaashi Fuel Station, kuwaasoo lagu xushay inay noqdeen shirkadihii ugu qiimaha jabnaa.

Maayarka caasimadda Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge, maayir ku xigeenka dawladda hoose ee Hargeysa Khadar Nuur iyo xoghayaha dawladda hoose ee Hargeysa Siciid oo halkaas ka hadlay, ayaa sheegay in qandaarskani uu ahaa kii ugu horreeyay ee ay bixiyaan isla markaana ay si hufan oo caddaalad ah u kala saareen kaalmihii u soo tartamay.

Waxa ay masuuliyiinta Dowladda Hoose ballan-qaaday in hawlkasta oo ay qabanayaan ay nidaamka qandaraasyada loo tartamayo u soo bandhigi doonaan.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories