Maxay ka wada-hadleen M/weynaha Somaliland iyo Wasiirka Khaarajiga Taiwan oo Khadka Telefoonka Isku-waraystay
Taipei (SLpost)- Dowladda dalka Taiwan, ayaa Somaliland ugu hambalyeysay doorashooyinkii isku sidkanaa ee Golaha Wakiiladda iyo Goleyaasha Degaanka ee 31-kii May 2021 ka qabsoontay...
Somaliland: Isbarbardhigga Natiijada Doorashooyinka Golaha Wakiillada ee 2005 vs 2021 iyo Saami-qaybsiga Xisbiyada
Hargeysa (SLpost)- Bishii October sannadkii 2005-tii waxa Somaliland looga dareeray Doorashadii ugu horeysay ee Shacabku gacantooda ku soo doortaan Xildhibaannada ku metelaya Golaha Wakiillada...
IS-BAHAYSIGA MUCAARADKA SOMALILAND MA WUXUU NOQON GUUL MISE HUNGO?
1) GOORMAA DAWLAD XUMAATAA? Dawladnimadu maaha hanti gaar ah oo uu leeyahay qof, koox, ama qabiil balse waa hanti guud oo ay xuquuq ahaan ummaddu...
Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo ku dhawaaqay Isbahaysi Siyaasadeed ka dhan ah Xisbiga Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Labada Xisbi Mucaarad ee UCID iyo Waddani, ayaa ku guulaystay aqlabiyadda Kuraaska Baarlamaanka iyo goleyaasha Deegaanka dalka, kaddib doorashooyinkii isku-sidkanaa ee 31-kii...
Xildhibaan Jamaal Cismaan oo ka dareen-celiyey Guusha uu ka gaadhay Doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Jamaal Cismaan Cabdilaahi oo ka mid ah murashaxiinta Xisbiga Kulmiye ee ku soo baxay Doorashada Golaha Deegaanka ee Hargeysa, ayaa ka...
Magacyada Xildhibaanada Golaha Wakiillada ee Ka Soo Baxay Gobolka Maroodijeex Doorashada 2021
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka ayaa caawa shaaciyey natiijada hordhaca ah ee codbixinta Golaha Wakiillada ee gobolka Maroodijeex oo ka kooban 20 Kursi. Xisbiga Kulmiye ayaa...
Magacyada iyo Codadka ay heleen Xildhibaannada ku soo baxay Golaha Deegaanka Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa mar-dhawayd ku dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee xildhibaannada ku soo baxay Golaha Deegaanka ee magaalada Hargeysa. Golaha Deegaanka ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

