HomeXisbiyada Mucaaradka Somaliland oo ku dhawaaqay Isbahaysi Siyaasadeed ka dhan ah Xisbiga...

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo ku dhawaaqay Isbahaysi Siyaasadeed ka dhan ah Xisbiga Kulmiye

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Labada Xisbi Mucaarad ee UCID iyo Waddani, ayaa ku guulaystay aqlabiyadda Kuraaska Baarlamaanka iyo goleyaasha Deegaanka dalka, kaddib doorashooyinkii isku-sidkanaa ee 31-kii May ka qabsoomay dalka.

Kuraasta Golaha Wakiillada Somaliland oo ka kooban 82 Kursi, xisbiga Waddani ayaa ku guulaystay 31 Kursi halka Xisbiga dhiggiisa ah ee UCID helay 21 Kursi. Xisbi talada dalka haya ee Kulmiye waxa uu ku guulaystay 30 Kursi, taas oo ka dhigan in Xisbiyada mucaaradka ahi haystaan 52 Kursi oo Golaha Wakiillada ah.

Sidoo kale, Xisbiyada Mucaaradka ahi waxa ay ku guulasteen aqlabiyadda Kuraasta Goleyaasha Deegaanka oo ka kooban 220 Kursi. Xisbiga UCID waxa uu helay 48 Kursi, Xisbiga dhiggiisa ah ee Waddani waxa uu ku guulaystay 79 Kursi. Halka Xisbiga Kulmiye helay 93 Kursi.

Kaddib markii xalay lagu dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee Kuraasta Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex iyo Degmada Hargeysa, labada xisbi mucaarad ee Waddani iyo UCID, waxa ay maanta magaalada Hargeysa kaga dhawaaqeen Isbahaysi siyaasadeed oo ku doonayaan sidii ay labada xisbi gacanta ugu dhigi lahaayeen shir-guddoonka Aqalka Golaha Wakiillada iyo Maayarrada magaalooyinka waaweyn ee dalka.

Muuqaalka Hoose kaga bogo Sida ay saddexda Xisbi ugu kala guulaysteen natiijooyinka doorashada Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada ee guud ahaan dalka

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories