Natiijada Hordhaca ah ee Golaha Deegaanka Hargeysa oo lagu dhawaaqay iyo Kuraasta Xisbiyadu kala heleen
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa mar-dhawayd ku dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee xildhibaannada ku soo baxay Golaha Deegaanka ee magaalada Hargeysa. Golaha Deegaanka ee...
Xukuumadda Somaliland oo digniin u dirtay Xildhibaannada Guulaystay iyo Taageerayaashooda
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed, ayaa murshaxiinta ku soo baxa natiijada doorashada gobolka Maroodijeex iyo degmada Hargeysa uga...
Wararkii u dambeeyey Natiijooyinka Codbixinta Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, waxa uu ilaa hadda shaaciyey natiijooyinka hordhaca ah ee Codbixinta Doorashada goleyaasha deegaanka 19 Degmo Doorasho iyo Wakiillada ee...
Magacyada iyo Codadka ay heleen Xildhibaannada Cusub ee ku soo baxay Golaha Deegaanka Laascaanood
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Somaliland ee heer Degmo, ayaa Arbacadii shalay shaaciyey natiijada hordhaca ah ee Codbixinta Golaha deegaanka ee degmada Laascaanood ee xarunta...
Natiijooyinka Hordhaca ah ee Degmooyinka Ceerigaabo, Caynaba, Balligubadle, Oodweyne, Baki iyo Ceel Afweyn
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka ee Heer Degmo, ayaa shaaciyey natiijada hordhaca ah ee Codbixinta Doorashada goleyaasha deegaanka ee Lix degmo-doorasho oo ka tirsan 23...
Natiijada Doorashada Golaha Wakiillada ee Gobolka Sool iyo Magacyada Xildhibaannada ku soo baxay
Hargeysa (SLpost)- Komishanka doorashooyinka Qaranka, ayaa shaaciyey natiijada hordhaca ah ee xildhibaannada ku soo baxay doorashada Golaha Wakiillada ee Gobolka Sool oo noqonaya gobolkii...
KDQ oo war ka soo saaray Natiijooyinka Hordhaca 9 Degmo-doorasho oo la shaaciyey
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee JSL, ayaa qoraal ay kaga hadleen natiijooyinka Hordhaca ah ee Degmo-doorashooyinka ilaa immika la shaaciyey oo tiradoodu dhan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

