HomeMagacyada iyo Codadka ay heleen Xildhibaannada ku soo baxay Golaha Deegaanka Hargeysa

Magacyada iyo Codadka ay heleen Xildhibaannada ku soo baxay Golaha Deegaanka Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa mar-dhawayd ku dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee xildhibaannada ku soo baxay Golaha Deegaanka ee magaalada Hargeysa.

Golaha Deegaanka ee magaalada Hargeysa oo ka kooban 17 Kursi, waxa tirada ugu badan ku guulaystay Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo helay 7 Kursi, halka xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ku guulaystay 6 Kursi. Xisbiga UCID ayaa isaguna helay 4 xildhibaan.

17-ka Xildhibaan ee ku soo baxay Golaha Deegaanka Hargeysa waxa codka ugu badan helay Cabdikariim Axmed Mooge oo haysta in ka badan 26kun oo Cod. Waxa kaalinta labaad ku jira Aadan Jaamac Mideeye oo helay 8992 Cod, halka kaalinta saddexaad uu ku jiro Siciid Jaamac oo helay 7,953 Cod.

Magacyada Xildhibaannada u soo baxay Xisbiga Kulmiye

  1. Aadan Jaamac Xaddi Mideeye  – 8,992 Cod.
  2. Siciid Jaamac Cali   –   7,653 Cod.
  3. C/raxmaan Maxamuud Caydiid – 7,259 Cod.
  4. Jamaal Cismaan Cabdilaahi  –  6,505 Cod.
  5. Axmed Yoonis Aadan Jux  –   6,271 Cod.
  6. Maxamed Cabdi Siikaawi –  4,422 Cod.

Magacyada Xildhibaannada u soo baxay Xisbiga Waddani

  1. Cabdikariim Axmed Mooge –  26,299 Cod.
  2. Yaasiin Cumar Cabdi Ileeye –  5,412 Cod.
  3. Ismaaciil Muuse Sh. Aadan –  5,353 Cod.
  4. Faysal Cabdiraxmaan Xirsi –  5,160 Cod.
  5. Cabdi Maxamed Faarax –  4,561 Cod.
  6. Mowliid Maxamed Giirre –  4,374 Cod.
  7. C/raxmaan C/laahi Maxamed –  3,952 Cod.

Magacyada Xildhibaannada u soo baxay Xisbiga Waddani

  1. Xuseen Ibraahim Askar –  4,338 Cod.
  2. Siciid Cabdisamad Axmed –  4,194 Cod.
  3. Cabdikariin Xasan Gabdi Garas –  3,649 Cod.
  4. Khadar Axmed Cumar –  3,163

Liiska Murashaxiinta u tartamay Goolaha Deegaanka Hargeysa iyo Codadka ay heleen oo dhammaystiran


blank

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories