Monthly Archives: June, 2021

spot_imgspot_img

Hargeysa Jaho-wareer iyo Yooyootan uma Baahna!

Wiil iyo gabadh ama gabadh iyo wiil aqal-galay ayaa xaflada arooskoodu markuu dhammaado duco iyo hambalyo la isku raaciyaa. Waxa laga ilaaliyaa hadal iyo...

“Waxa la joogaa Wakhtigii la Aqoonsan lahaa Guulaha Somaliland” – Golaha Jaangoynta Siyaasadda Khaarajiga Maraykanka ee CFR

New York (SLpost)- Golaha Jaan-goynta Xidhiidhada Caalamiga ah iyo Arrimaha dibadda ee Maraykanka, Council on Foreign Relations (CFR), ayaa warbixin ka diyaariyay hannaanka dimquraadiyadda...

Madaxweynaha Somaliland oo Qaabilay Xildhibaanno uu horkacayo Cabdikariim Axmed Mooge

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Cabdi oo ay weheliyaan wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed iyo xubno kale oo ka tirsan golihiisa wasiirrada,...

“Doorashadii dhacday waxay soo dedajinaysaa Aqoonsiga Somaliland” – Eng Maxamed Xaashi

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Eng Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa sheegay in Doorashooyinka Isku sidkan ee Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiilladu ay Somaliland...

Saaxiibbada Beesha Caalamka oo Guul Taariikhi ah ku tilmaamay Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Waddamada Beesha Caalamka ee taageera nidaamka Dimuqraadiyadda ee Somaliland, ayaa guul taariikhi ah ku tilmaamay qaabkii ay u dhacday Doorashooyinkii Goleyaasha Wakiillada...

Statement by International Partners on Somaliland Parliamentary and Local Council Elections

International partners congratulate the people of Somaliland, political parties, the National Electoral Commission and other government institutions on the successful conduct of the 2021...

Hoggaanka KULMIYE oo Kulan gaar ah la qaatay Xildhibaannada xisbiga uga soo baxay Doorashadii Golaha Wakiillada

Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay xildhibaannada cusub ee xisbiga uga soo baxay doorashadii golaha wakiillada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img