HomeMaxay ka wada-hadleen M/weynaha Somaliland iyo Wasiirka Khaarajiga Taiwan oo Khadka Telefoonka...

Maxay ka wada-hadleen M/weynaha Somaliland iyo Wasiirka Khaarajiga Taiwan oo Khadka Telefoonka Isku-waraystay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Taipei (SLpost)- Dowladda dalka Taiwan, ayaa Somaliland ugu hambalyeysay doorashooyinkii isku sidkanaa ee Golaha Wakiiladda iyo Goleyaasha Degaanka ee 31-kii May 2021 ka qabsoontay dalka.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Taiwan Josef Wuu oo Khadka taleefanka kula soo xidhiidhay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa hambalyo ka soo gaadhsiiyey dowladda iyo shacabka Taiwan, taas oo ay ugu hambalyeynayaan Doorashooyinka isku-sidkan ee dalka ka qabsoomay.

blankWasiirka arrimaha dibadda dalka Taiwan, ayaa waxaa uu ballan-qaaday in ay si dhow Somaliland ula shaqayn doonaan. iyadoo Taiwan ay 2 Milyan oo dollar ay ku taageertay doorashada Somaliland.

Dhinaciisana Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa uga mahadceliyey dowladda iyo Shacabka dalka Taiwan sidii ay ugu garab istaageen Dowladda iyo Shacabka Somaliland talaabadda dimuqraadiga ah ee ay qaadeen.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in labada dal ee Somaliland iyo Taiwan ay yihiin kuwo ka siman dhinaca bulshadda Dimuqraadiga ah.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories