Monthly Archives: June, 2021

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo kulan Mahad-naq ah la qaatay Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay toddobada xubnood ee Guddiga Doorashooyinka Qaranka. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo uu...

“Allah dayici mayo dadaalkii ay sameeyeen dadka gobta ah ee gobolka Maroodijeex” – Barkhad Batuun

Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun, ayaa sheegay in axsaabta mucaaradku aanay ka soo horjeedin hanka Maayirnimo ee Cabdikariim Axmed Mooge. Afhayeenka waxa sheegay in...

Wararkii u dambeeyey Kulamada Isbahaysiga Mucaaradka, Aragtida Siyaasiyiinta iyo Loollanka Maayarnimada Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Waxa wali magaalada Hargeysa ka socda kulamo maalmihii u dambeeyey ay yeelanayeen labada xisbi Mucaarad ee UCID iyo Waddani oo dhawaan ku...

Cali Maxamed Warancadde oo ka hadlay Isbahaysiga Mucaaradka iyo Loollanka Shir-guddoonka Golaha Wakiillada

Hargeysa (SLpost)- La Taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Cali Maxamed Waran-cadde ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan isbahaysi ay Xisbiyada Mucaraadku sameeysteen, loolanka loogu...

Xildhibaan Cusub oo loo dhaariyey Golaha Guurtida Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Xarunta Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, waxa maanta lagu dhaariyey Xildhibaan cusub oo ka mid noqon doona Mudaneyaasha Golaha Guurtida. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare...

Maxay ka wada-hadleen Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JSL iyo Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland?

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Somaliland, Garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ethiopia u...

Somaliland: Komishanka oo Natiijada Hordhaca ah ee Doorashooyinka u gudbiyey Maxkamadda Sare

Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Maxkamadda Sare ee Dastuuriga ah maanta u gudbiyey Natiijada Hordhaca ahayd ee Doorashada Golaha Wakiillada Somaliland ee dalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img