HomeBeelaha Hawiye oo Shirweyne ka yeeshay Muddo-kordhinta Farmaajo iyo Aayo-ka-tashida Siyaasadda Somalia

Beelaha Hawiye oo Shirweyne ka yeeshay Muddo-kordhinta Farmaajo iyo Aayo-ka-tashida Siyaasadda Somalia

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SLpost)- Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Soomaaliya waxa maanta ka furmay shirweyne ay isugu yimaaddeen Odayaasha Dhaqanka, wax-garadka, Aqoonyahanka, Siyaasiyiinta, Xildhibaannada, Haweenka iyo Dhaqalinyarada Beesha Hawiye, waxaana shirka lagaga soo horjeestay muddo-kordhinta loo sameeyey Madaxweyne Maxamed Cadbilaahi Farmaajo.

Shirweynaha oo ay sidoo kale goob-joog ka ahaayeen labada maamul-goboleed ee Galmudug iyo Hirshabeelle, waxa lagaga arrinsaday aayaha dalka Soomaaliya oo xilligan maraya xaalad adag kaddib markii muddo-kordhin laba sanno ah loogu daray madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaaday xilli loo diyaar-garoobayey doorashooyin ka qabsooma dalkaas.

Ujeeddada shirka ayaa lagu tilmaamay mid lagu badbaadinayo Qaranimada Soomaaliya, waxaana laga jeediyey hadallo muujinaya sida ay beeshu uga soo horjeeddo muddo-kordhinta loo sameeyo Farmaajo oo ay ku tilmaameen mid ka horimanaysa nidaamka sharciga ee Soomaaliya isla markaana lagu badbaadinayo midnimada iyo jiritaanka umadda Soomaaliyeed.

Muuqaalka Hoose kaga Bogo oo ka daawo shirweynaha Beelaha Haweiye oo dhammaystiran

Shirka oo socday muddo ku dhow laba saacadood, waxa hadallo ka jeediyey Odayaasha Dhaqanka, madaxweyneyaashii hore usoo maray Soomaaliya, Murashaxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya iyo siyaasiyiin kale.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories