Monthly Archives: April, 2021

spot_imgspot_img

Cudurka Covid-19 oo tiradii ugu badnayd ku dilay Somaliland 2 bilood ee u dambeeyey

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa ka hadashay Heerka uu Xanuunka Covid-19 ka marayo dalka. Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdillaahi oo...

Xukuumadda oo sheegtay in Caalamku Doorashooyinka soo socda ku kala saarayo Somaliland iyo Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay Dunida oo dhami isha ku hayso Doorashooyinka isku sidkan ee la filayo inay dalka ka dhacaan dabayaaqada...

Guddiga Doorashooyinka oo soo saaray Liiska Murashaxiinta Golaha Wakiillada ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta soo saaray Liiska kama dambaysta ee Murashaxiinta Golaha Wakiillada uga tatamaya Saddexda Xisbi Qaran Doorashada...

Madaxweynaha Somaliland oo Komishanka kala hadlay Kharashaadka iyo Diyaar-garowga Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta kulan ku yeeshay qasriga madaxtooyada, waxaanay ka wada-hadleen geeddi-socodka...

Dagaalka Siyaasadeed ee Ethiopia iyo Masar oo Wejiyo Cusub Yeeshay iyo Somaliland oo lagu soo daray

Hargeysa (SLpost)- Dagaalka siyaasadeed ee ka dhexeeya Itoobiya iyo Masar isla-markaana Salka ku haya biyo-xidheenka Itoobiya ka dul-dhistay Webiga Niil, ayaa Maalinba weji cusub...

Somaliland: Nidaam Casri lagu diiwaangelinayo Ciidanka Asluubta oo la daah-furay

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha guud ee ciidanka Asluubta Somaliland, Sareeyo Guuto Axmed Cawaale Yuusuf (libaax) ayaa ka qayb galay munaasibad lagu daah-furay nidaam casri ah...

Dowladda Jabuuti oo Luuqad Adag ugu Jawaabtay Dowladda Soomaaliya

Djibouti (SLpost)- Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa ka jawaabtay eedeyn shalay uga timid dowladda federaalka Soomaaliya oo sheegtay inay Djibouti faro-gelin ku hayso arrimaha gudaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img