Monthly Archives: April, 2021

spot_imgspot_img

Maareeyaha Cusub Ee Hay’adda Duulista Iyo Madaarrada Somaliland Oo Xilka La Wareegay

“Qofka Iigu Dhowi Wuxuu Noqon Doonaa Qofka Ugu Shaqada Wanaagsan” - Maareeye Cumar-Sayid Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha Cusub Ee Hay'adda Duulista  Iyo  Madaarrada Somaliland Cumar Cabdilaahi...

Wasaaradda Waxbarashada JSL oo soo saartay Go’aamo hor leh oo khuseeya Dugsiyada Dalka

"Way reebban tahay in dugsiyada dalku ay ardayda shuruud kaga dhigaan bixinta lacagta dugsiga (Fiiga) oo lagu waajibiyo inay waalidku isku mar bixiyaan 2...

Wasiirka Cadaaladda Zambia iyo Wefti uu hoggaaminayo oo Socdaal ku yimi Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Caddaaladda dalka Zambia Mr. Gavin Lubinda iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta socdaal ku yimi magaalada Hargeysa ee caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland. Socdaalka...

Wasiirka Isgaadhsiinta oo soo saaray Wareegto ku saabsan Ruqsadaha Hirarka Isgaadhsiinta

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland Dr Cabdiwali Sh Cabdilaahi Suufi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray, waxa uu ku amray inay...

Dowladda Taiwan oo u mahad-celisay waddamo Somaliland ku jirto oo La Qaybsaday Murugada Masiibadii Shilka Tareenka  

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Taiwan ayaa 92 waddan oo Somaliland ku jirto uga mahad-celisay dhambaallo tacsi ah oo ay kula wadaageen murugada khasaare ballaadhan oo...

Dr Gabboose oo Shaaciyey inuu ka fadhiistay Xirfadda Dhakhtarnimo iyo Siyaasadda

Hargeysa (SLpost)- Dr Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa shaaciyey inuu ka fadhiistay mihnaddii dhakhtarnimo iyo Siyaasadda oo uu muddo badan ku jiray isla markaana wixii...

Diblomaasi Reer Galbeed ah oo ka hadlay Safiir Imaaraadku u soo magacaabay Somaliland iyo Qaabka Somalia uga fal-celisay

Hargeysa (SLpost)- Samuel Ramani oo ah Dibloomaasi Falanqeeya Siyaasadda iyo xidhiidhka caalamiga ah isla-markaana Shahaadada Sare ee PhD ka wada Jaamacadda Oxford, ayaa falan-qayn...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img