Arrimaha lagaga Hadlay kulan Dhexmaray Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Horumarinta Maaliyadda Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Somaliland waxa maanta ku qabsoomay kulan laba geesood ah oo dhexmaray Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda. Kulanka oo...
Hargeysa: Ujeeddada Kulan Dhexmaray Wasiirro ka socday DDSI iyo Ganacsato reer Somailand ah
Hargeysa (SLpost)- Wasiirro ka socda dowladda Ismaamulka Soomaalida Ethiopia oo safar ku jooga magaalada Hargeysa, ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda iyo...
Sarkaal ka tirsan Ciidanka Dab-demiska Somaliland oo Muqdisho ka degay iyo Taliska CDQ oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Taliska ciidanka Dab-demiska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si rasmi ah uga jawaabay warar lagu faafiyey saxaafadda qaarkood oo sheegay in Taliye ku xigeenkii...
Wararkii u dambeeyey dalka Ethiopia, Magacyada Saraakiil laga dilay iyo kuwo laga qabtay Kooxda TPLF
Addis Ababa (SLpost)- Dowladda Ethiopia, ayaa shaaciyey inay saraakiil sar-sare la dileen dhaq-dhaqaaqa Xoreynta Tigray-ga ee TPLF, kaddib markii ay ciidamada Federaalku hawl-gallo Milatari...
Heshiiska Sucuudiga & Qadar: Aamusanaanta Xukuumadda M/weyne Biixi, Is-daad-raacinta Somalia iyo Milicsiga Mowqifkii hore ee Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Waxa Xuduudaha isku furay Dawladaha Qadar iyo Sucuudi Carabiya, ka dib khilaaf siyaasadeed oo soo taagnaa saddexdii sanadood ee u dambeeyay. Sucuudiga iyo...
Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo si rasmi ah looga bilaabay Gobolka Sanaag
Ceerigaabo (SLpost)- Guddida doorashooyinka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta si rasmi ah gobolka Sanaag uga daahfuray diwaangelinta kaadhka cobixiyeyaasha doorashooyinka ee ka dalka ka...
Hargeysa: Xiddiggii Ugu Qaalisanaa Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyga oo maanta lala kala wareegay iyo Qaddarka Lacagta laga Bixiyey
Hargeysa (SLpost)- Ciyaartoygii ugu qaalisanaa Suuqa Kala iibsiga Ciyaartoyga Kubadda Cagta ee Somaliland, ayaa maanta lagulala kala wareegay Lacag kor u dhaafaysa 11 Milyan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

