Monthly Archives: January, 2021

spot_imgspot_img

Madaxweyne Muuse Biixi oo Baaq u diray Maamulka iyo Mucaaradka Soomaaliya

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa  mar kale ka hadlay doorashada Baarlamaanka ee la filayo inay bisha dambe ka qabsoonto...

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Culayska Dhaqaale ee Doorashooyinka iyo Waajibka Shacabka Saaran

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in doorashooyinku culays dheeraad ah ku keenaan dhaqaalaha dalka sidaa awgeed looga baahan...

Wasaaradda Maaliyadda oo Bulshada uga digtay Ciwaanno Facebook ah oo Magaca Wasiirka laga Been-abuuray

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland, ayaa bulshada uga digtay Boggag baraha bulshada ah oo laga been abuuray Magaca wasiirka Maaliyada Dr. Sacad Cali...

Madaxweynaha Somaliland oo Dhaqan-geliyey xeerka Aasaaska Mac’hadka Cilmi-baadhista Beeraha ee Qaranka

  Madaxweyne Biixi, ayaa sidoo kale Dhaqan-geliyey wax-ka-beddel lagu sameeyey Dhismaha Guddiga Tacliinta Sare iyo Hay'adda Diiwaanka Sakada  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi,...

Madaxweyne Biixi oo Isku-shaandheyn Miisaan leh ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray Isku shaandheyn ku sameeyey Golihiisa Xukuumaddiisa, waxaanu xilalka ka qaaday...

Why Somalilanders Supports Erdogon?

  One of the public buses in the Somaliland capital, Hargeisa, posted a large picture of the Turkish president at the back of his car. The...

Somaliland oo yeelanaysa 11 Dekedood iyo Hay’ad u gaar ah maamulkeeda oo 9 Xubnood ka kooban

  Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta la horkeenay qabyo-qoraalka Xeerka Dekedaha Dalka oo xukuumddu soo diyaarisay, waxaana loo qaybiyey mudaneyaasha oo naaqishaad ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img