Weriye Axmed CabdiNuur oo ku geeriyooday London
London (SLpost)- Allah ha u naxariistee waxa maanta magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Axmed Cabdi Nuur oo ka mid ahaa Suxufiyiinta Ruug-caddaaga...
Wasiirka Horumarinta Maaliyadda oo tabobar u furay Shaqaalaha Waaxda Cashuuraha Barriga
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa tababbar u furay qaar ka mida shaqaalaha waaxda cashuuraha Barriga ee...
Shirkadda Diyaaradaha Uganda Airlines oo Duulimaadyo ka bilaabaysa Somaliland
Kampala (SLpost)- Shirkadda Diyaaraddaha ee Uganda Airlines ayaa sheegtay in ay duulimaadyo cusub ka bilaabi doonto wadamo ay ku jirto Somaliland,iyada oo diyaarad cusub...
Guddoomiye Cirro oo Toddobaadyo Gudahood Markii 2aad Safar ku tagay Jabuuti iyo Xisbiga oo ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa toddobaadyo guddahood, markii labaad safar ku tegay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas...
Golaha Wakiillada Somaliland oo Ansixiyey Xeerka Aagga Cashuuraha ka Caaggan
Hargeysa (SLpost)- Mudanayaasha golaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ansixiyay xeerka Ganacsiga ee Aagga Cashuuraha ka caaggan ee Xeer Lr 93/2020. Fadhiga Golaha wakiiladda oo...
Dowladda Ingiriiska oo Safiir Cusub u magacowday Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Dowladda Midowga Boqortooyada Ingiriiska, ayaa safiir cusub u soo magacowday Soomaaliya, kaddib markii la beddelay safiirkii hore u fadhiyey Muqdisho. Sida lagu sheegay...
Hargeysa oo markii u horeysay yeelanaysa Wershad Biyaha Wasakhda ah lagu sifeeyo
Hargeysa (SLpost)- Duqa Degmada Hargeysa ahna Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Caasimadda, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha wershad loogu talo-galay in lagu sifeeyo Biyaha Wasakhda ah oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

